Aamin Moalim gooni (@aamin.moalim)
- Followers
- 908 followers
- Following
- 864 following
- Likes
- 1.1K
- Videos
- 10
- Avg length
- 0:22
Bashar raali galintii haku seegin rabigaa
Latest videos by Aamin Moalim gooni
-
– photo post
Photo post
Weli dunida maad baran, haddii aanad waligaa habeen dhan soo jeedin adigoo ka fikiraya noloshaada, indhahaagana ay ilmo ka qubanayaan, balse marka waagu baryo aad dadka ula soo baxdo dhoolla caddayn been ah, si aanay u ogaan in habeenkii aad la dagaallamaysay naftaada. Weli dunida maad baran…
-
– photo post
Photo post
Waxaa la waydiiyay: “Dadkee ayaad la sheekaysataa Wuxuu ku jawaabay: “Kuwa dhintay!” “Oo sidee ayaad ula sheekaysataa qof dhintay?” Wuxuu ku jawaabay: “Dhugashada, akhriska iyo dib u milicsiga sooyaalka iyo taariikhdu waa sheekaysiga dad dhintay. Waa inaad bogagga taariikhda ka dhex raadiso…
-
– photo post
Photo post
1️⃣ Ballan-qaadka koowaad: ادعوني استجب لكم “I barya, waan idinka ajiibayaa" — Ilaahay wuxuu ballanqaaday in qofkii baryaya uu ka jawaabayo. 2️⃣ Ballan-qaadka labaad فاذكزوني اذكركم I xusa Anne waan idin xusi — Ilaahay xusa ducada iyo dikrigana badiya. 3️⃣ Ballan-qaadka saddexaad: لان شكزتم…
-
– photo post
Photo post
Hadal wan ku dhagaysane, naftaada kori, aqoonta wehel ka dhig, hamigaagana dheeree. Ha noqdo qof nolosha ku qaata sugitaan. Maanta waa fursad aad wax qabato, toobad keento salaadda ilaashato, qof wanaag noqoto aqoon barato naftaada beddeli karto. Berri waxaa laga yaabaa inaan helin fursadda…
-
– video
159 likes 29 comments 12 shares 24 saves
AAMUSNANTU UGA JAWAAB XAALAD WALBA@AIsha💐🤍🌷 @Muno manka @c/raxman gooni🦅🇸🇴 @♡ @ĞØØŊĪ ŬṢ̌ØČØĎ @Anas gooni🔥
-
– photo post
Photo post
Waxaan Mar walbo isku dayaa inaan hilmaamo culees walboon dareemyo adkysina an faro naftayda maalin walbo waa Janis Cusub ad ku talaabsan karto @Muno manka @naiima gooni5 🇸🇴🌷 @X̌ÆÆFĶÆ ƁŒŸ3️⃣3️⃣✅️ @Anas gooni🔥 @c/raxman gooni🦅🇸🇴
-
– photo post
Photo post
maalmaha yar farxad ku noolow @Muno manka @X̌ÆÆFĶÆ ƁŒŸ3️⃣3️⃣✅️ @naiima gooni5 🇸🇴🌷 @Anas gooni🔥 @c/raxman gooni🦅🇸🇴 @ĞØØŊĪ ŬṢ̌ØČØĎ @AIsha💐🤍🌷
-
– video
61 likes 12 comments 14 shares 10 saves
GABDHAHA SOOMAALIYEED 🌹 • Gabdhaha Soomaaliyeedow, waxaad tihiin astaanta quruxda, karaamada, dulqaadka, iyo sharafta ummadda Soomaaliyeed. • Waxaad tihiin hooyoyin, walaalo, iyo hablaha bulshada iftiimiya, door weynna ku leh horumarka qoyska iyo qaranka. • Waxaan idiinka raalli-gelinayaa gefafkii…
-
– video
173 likes 21 comments 11 shares 31 saves
@wax guudka saaran baan gaar is leeyahye@نعيم الشيخ🇸🇴📿🧕 @Muno manka @🦁K4ՏՏ1ᗰ🔰🔥⚽
-
58 likes 11 comments 0 shares 15 saves
All 10 videos loaded.
Explore & export videos
Uses the videos loaded on this page. All available videos are loaded.
Videos by month
Aamin Moalim gooni TikTok stats
Aamin Moalim gooni (@aamin.moalim) has 908 TikTok followers as of .
- Followers
- 908
- Likes
- 1,065
- Videos
- 10
- Likes per video
- 107
- Average video length
- 0:22
- Median per post
- 745 views · 110 likes · 17 comments · 12 shares · 20 saves
- Average engagement per view - follower
- 17.4% - 0.15
- Average views per follower
- 0.83
- Most viewed recent posts
- “guudka saaran baan gaar is leeyahye” · 1.5K views · 173 likes · 21 comments ·
- “Waxaan Mar walbo isku dayaa inaan hilmaamo culees walboon…” · 1.2K views ·
- “Weli dunida maad baran, haddii aanad waligaa habeen dhan…” · 908 views ·
- Last post
- (20 days before this check)
- Posting rate
- about 5.7 posts a year
- Post types
- 4 videos, 6 photo posts
- Hashtags used most
- #Toobad (2)
About Aamin Moalim gooni
Account created