Abey Ak profile picture

Abey Ak (@abey.ak)

Followers
1.8K followers
Following
5.1K following
Likes
2.7K
Videos
48
Avg length
0:20

From where to where

Playlists Liked videos

Latest videos by Abey Ak

  • Maalmo qurux badan ayaan sugaynaa, Insha Allah. 🤲❤️ – video , 158 views, duration 0:19

    37 likes 3 comments 0 shares 1 save

    Maalmo qurux badan ayaan sugaynaa, Insha Allah. 🤲❤️

  • 📍 Meelihii aan ku noolaa 20-kii sano ee la soo dhaafay (2007–2026). ❤️🌍 – video , 416 views, duration 0:28

    68 likes 16 comments 0 shares 4 saves

    📍 Meelihii aan ku noolaa 20-kii sano ee la soo dhaafay (2007–2026). ❤️🌍

  • Caways wanaagsan, asxaabteyda! 🤍 Danbar Café ayaan idinka soo salaamayaa. ☕ – video , 274 views, duration 0:34

    72 likes 16 comments 0 shares 11 saves

    Caways wanaagsan, asxaabteyda! 🤍 Danbar Café ayaan idinka soo salaamayaa. ☕

  • Baydhabo oo nabad ah, Insha Allah. 🤲❤️ Nabad, barwaaqo iyo horumar ayaan u rajaynayaa Baydhabo… – video , 903 views, duration 0:12

    112 likes 20 comments 2 shares 10 saves

    Baydhabo oo nabad ah, Insha Allah. 🤲❤️ Nabad, barwaaqo iyo horumar ayaan u rajaynayaa Baydhabo. Ilaahay ha ka dhigo magaalo nabad iyo xasillooni ku waarta. 🇸🇴

  • #onthisday video by @abey.ak · Sep 1, 2026 , 306 views, duration 0:18

    78 likes 18 comments 0 shares 10 saves

  • Safarkeyga manta · Aug 14, 2026 – video , 522 views, duration 0:17

    112 likes 21 comments 0 shares 6 saves

    Safarkeyga manta

  • Safarku waa cashar muhiim u ah nafta, waayo wuxuu keenaa waayo-aragnimo iyo faham dheeraad ah. – video , 411 views, duration 0:17

    92 likes 27 comments 0 shares 11 saves

    Safarku waa cashar muhiim u ah nafta, waayo wuxuu keenaa waayo-aragnimo iyo faham dheeraad ah.

  • Nafta waxay rabtaa nolol qurux badan, qalbiguna wuxuu u baahan yahay nabad, rajaduna waa iftiinka… – video , 573 views, duration 0:21

    102 likes 22 comments 0 shares 11 saves

    Nafta waxay rabtaa nolol qurux badan, qalbiguna wuxuu u baahan yahay nabad, rajaduna waa iftiinka lagu sii socdo.

  • Wanaag iyo ixtiraam waa furaha lagu kasbado qalbiyada bulshada. – video , 499 views, duration 0:17

    72 likes 10 comments 0 shares 10 saves

    Wanaag iyo ixtiraam waa furaha lagu kasbado qalbiyada bulshada.

  • Shaahu waa cabitaan ay dad badani jecel yihiin, kana mid ah astaamaha nasashada iyo… – video , 543 views, duration 0:17

    85 likes 16 comments 0 shares 5 saves

    Shaahu waa cabitaan ay dad badani jecel yihiin, kana mid ah astaamaha nasashada iyo isu-soo-dhowaanshaha bulshada. Wuxuu qofka siiyaa degganaansho, firfircooni iyo waqti uu kula sheekaysto ehelkiisa iyo asxaabtiisa. Koob shaah ah mararka qaar wuxuu ka qiimo badan yahay sheeko dheer.

  • Kalkaalisadii sawirkaan qaaday waxay tiri: “Ninkan da’da ah ayaa mudo dhowr bilood ka hor ah… – video , 488 views, duration 0:18

    45 likes 6 comments 0 shares 6 saves

    Kalkaalisadii sawirkaan qaaday waxay tiri: “Ninkan da’da ah ayaa mudo dhowr bilood ka hor ah isbitaalka la keenay, saddexdii maalmood ee u danbaysana qofna uguma imaan booqasho. Marka laga reebo shimbirtan oo si maalin le ah ugu iman jirtay, saacdo badan ayaanay la joogtaa maalin walba.” Markii la…

  • Growing up in the Dadaab Refugee Complex became one of the most important parts of my life… – video , 824 views, duration 0:34

    101 likes 24 comments 1 share 14 saves

    Growing up in the Dadaab Refugee Complex became one of the most important parts of my life journey. It was the place where I began my educational journey and built the foundation of my future. Living in Dadaab allowed me to meet many people from different backgrounds, cultures, and communities. It…

  • Maskaxdu waxay rabtaa jawi degan oo qurxan, qalbiguna wuxuu u baahan yahay farxad iyo xasillooni. 🌿✨ – video , 815 views, duration 0:23

    115 likes 20 comments 0 shares 13 saves

    Maskaxdu waxay rabtaa jawi degan oo qurxan, qalbiguna wuxuu u baahan yahay farxad iyo xasillooni. 🌿✨

  • Maalmaha wanaagsani way soo socdaan—samir yar baa loo baahan yahay. – video , 723 views, duration 0:18

    66 likes 20 comments 0 shares 7 saves

    Maalmaha wanaagsani way soo socdaan—samir yar baa loo baahan yahay.

  • Wax weyn baa soo socda ee heestaas ha la ii sii shido mar dhow.i.a – video , 667 views, duration 0:34

    70 likes 27 comments 3 shares 10 saves

    Wax weyn baa soo socda ee heestaas ha la ii sii shido mar dhow.i.a

  • Baydhabo ayaan idinka soo salaamayaa, maalinta ha idiin wanaagsanaato meel walba oo aad joogtaan. – video , 708 views, duration 0:19

    87 likes 16 comments 2 shares 14 saves

    Baydhabo ayaan idinka soo salaamayaa, maalinta ha idiin wanaagsanaato meel walba oo aad joogtaan.

  • Inkasto culays oo jiro, waxaan dareemaa caadi… caawa waa adduuno, wuxuu cadil ii qoro waa ceeshi… – video , 495 views, duration 0:20

    69 likes 13 comments 6 shares 6 saves

    .........Inkasto culays oo jiro, waxaan dareemaa caadi… caawa waa adduuno, wuxuu cadil ii qoro waa ceeshi doona.............

  • Noloshu waxay leedahay marxalado kala duwan. Mar waxaa jira farxad, marna waxaa jira caqabado iyo… – video , 776 views, duration 0:23

    86 likes 25 comments 0 shares 18 saves

    Noloshu waxay leedahay marxalado kala duwan. Mar waxaa jira farxad, marna waxaa jira caqabado iyo imtixaan. Qofka guuleysta waa kan samir iyo dadaal ku wajaha marxalad kasta oo nolosha ka mid ah. 🌱

  • Dadaal, dabeecad wanaag, xishmad iyo ixtiraam ayaad ku gaartay meesha aad maanta joogto. Hambalyo… – video , 446 views, duration 0:11

    41 likes 9 comments 0 shares 4 saves

    Dadaal, dabeecad wanaag, xishmad iyo ixtiraam ayaad ku gaartay meesha aad maanta joogto. Hambalyo kun iyo kow jeer! Guushaadu waa mid ku timid sabir, karti iyo adkaysi joogto ah. Ilaahay ha kuu siyaadiyo horumar iyo barako, hana kuu fududeeyo tallaabo kasta oo mustaqbalkaaga ah. Waad mudan tahay…

  • Waxaan ahay qof mar kasta iska faraxsan, xaalad kasta oo aan ku jiro. Alxamdulillaah. – video , 269 views, duration 0:19

    36 likes 12 comments 0 shares 5 saves

    Waxaan ahay qof mar kasta iska faraxsan, xaalad kasta oo aan ku jiro. Alxamdulillaah.

  • Nolosha ugu wanaagsan waxay ka bilaabataa qoys wanaagsan – video , 728 views, duration 0:11

    73 likes 9 comments 2 shares 11 saves

    Nolosha ugu wanaagsan waxay ka bilaabataa qoys wanaagsan

  • Habeen wanaagsan · Jan 22, 2026 – video , 665 views, duration 0:12

    60 likes 9 comments 1 share 7 saves

    Habeen wanaagsan

  • True success is proven by actions and outcomes, not words – video , 551 views, duration 0:18

    52 likes 9 comments 0 shares 8 saves

    True success is proven by actions and outcomes, not words

  • Safarrada badan waa cashar muhiim u ah nolosheena. – video , 745 views, duration 0:19

    66 likes 18 comments 2 shares 8 saves

    Safarrada badan waa cashar muhiim u ah nolosheena.

  • Video by @abey.ak · Jan 3, 2026 , 835 views, duration 0:20

    70 likes 19 comments 3 shares 16 saves

  • Ilaahay ha inoo hagaajiyo sannadka 2026 – video , 625 views, duration 0:29

    66 likes 9 comments 1 share 13 saves

    Ilaahay ha inoo hagaajiyo sannadka 2026.

  • Sanadkani 2025 wuu dhammaaday, waxaa na horyaala sanad cusub oo barwaaqo iyo horumar leh, 2026… – video , 450 views, duration 0:16

    37 likes 8 comments 0 shares 4 saves

    Sanadkani 2025 wuu dhammaaday, waxaa na horyaala sanad cusub oo barwaaqo iyo horumar leh, 2026. Ilaahay ha inoo hagaajiyo, ha na barakeeyo, hana inoo fududeeyo dhammaan hawlaheena iyo himilooyinkeena sanadkan cusub. Waxaan rajeynayaa in sanadkan 2026 uu noqdo mid farxad, caafimaad, iyo guul leh…

  • Dadaalka waa muhiim sababtoo ah waxaa uu naga caawiyaa inaan gaarno himilooyinka iyo yoolalka aan… – video , 420 views, duration 0:26

    35 likes 6 comments 0 shares 2 saves

    Dadaalka waa muhiim sababtoo ah waxaa uu naga caawiyaa inaan gaarno himilooyinka iyo yoolalka aan hiigsaneyno. Marka aan dadaalno, waxaan horumarinaa xirfadaha, aqoonta, iyo kartida noo sahlaysa inaan wajahno caqabadaha nolosha. Inta badan guusha iyo horumarka ma yimaadaan si sahlan, waxay u…

  • Sannadka 2026, wax walba way noo hagaagi doonaan, Insha Allah. – video , 549 views, duration 0:16

    34 likes 8 comments 0 shares 7 saves

    Sannadka 2026, wax walba way noo hagaagi doonaan, Insha Allah.

  • wn idin salaamayaa guys – video , 461 views, duration 0:12

    51 likes 10 comments 0 shares 9 saves

    wn idin salaamayaa guys

Showing 30 of 48 videos

Load more videos

Explore & export videos

Abey Ak TikTok stats

Abey Ak (@abey.ak) has 1,772 TikTok followers as of . That is about 1.8K followers.

Followers
1,772
Likes
2,748
Videos
48
Likes per video
57
Average video length
0:20
Median per post
546 views · 70 likes · 16 comments · 0 shares · 9 saves
Average engagement per view - follower
15.2% - 0.05
Average views per follower
0.32
Most viewed recent posts
  1. “Baydhabo oo nabad ah, Insha Allah. 🤲❤️ Nabad, barwaaqo iyo…” · 903 views · 112 likes · 20 comments ·
  2. A video from · 835 views · 70 likes · 19 comments
  3. “Growing up in the Dadaab Refugee Complex became one of the…” · 824 views · 101 likes · 24 comments ·
Last post
(3 days before this check)
Posting rate
about 2.3 posts a month
TikTok content labels
Lifestyle (11 of 25 posts)

How these numbers are counted

Abey Ak follower history

FollowersLikes1.76K2.73K1.765K2.74K1.77K2.75K1.775K2.76K1.78K2.77K1,772 followers on Nov 11, 20261,7722,748 likes on Nov 11, 20262,748Nov 11, 2026

Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded

About Abey Ak

Account created