professor Abdullahi Mohamed (@abkamx)
- Followers
- 4.5K followers
- Following
- 8.4K following
- Likes
- 21.6K
- Videos
- 198
- Avg length
- 0:28
Latest videos by professor Abdullahi Mohamed
-
– video Pinned
barqo wanagsan my people 🥰
-
– video Pinned
hbn wanagsan my dear brothers and sisters melwalbo ad jogtaan ♥️
-
– video Pinned
✓𝒇𝒆𝒂𝒓 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉 𝑩𝒆𝒂𝒄𝒖𝒔𝒆 𝒐𝒇 𝒉𝒊𝒔 𝑷𝒖𝒏𝒊𝒔𝒉𝒎𝒆𝒏𝒕 ✓𝑳𝒐𝒗𝒆 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉 𝑩𝒆𝒂𝒄𝒖𝒔𝒆 𝒉𝒆 𝒊𝒔 𝒇𝒖𝒍𝒍 𝒐𝒇 𝒎𝒆𝒓𝒄𝒚
-
– video
19 likes 0 comments 1 share 2 saves
😂 who's gonna break it first ?
-
– video
70 likes 2 comments 0 shares 3 saves
🌙🕌 JUMU'AH KAREEM! 🤲❤️ Jumu'ah Kareem to all my beloved friends and families, wherever you are in the world! 🌍❤️🥰 On this beautiful and blessed Friday, I pray that Almighty Allah grants you all good health, long life, endless happiness, peace, success, and countless blessings. 🤲❤️ May Allah…
-
– photo post
Photo post
GUUSHU MA TIMAADDO HAL MAALIN 🖤 Guushu ma timaaddo hal maalin; waa natiijada dulqaad, dadaal iyo adkaysi joogto ah. 🖤 Qofka maanta ka quusta riyadiisa, berri kama sheekayn doono guushiisa. 🩶 Guushu si fudud kuma timaaddo; waxay ka dhalataa dulqaad, dadaal iyo adkaysi joogto ah. Dad badan ayaa…
-
– photo post
Photo post
Xikmad: Qofka wanaagsan waxaa lagu gartaa hadalkiisa, dhaqankiisa, daacadnimadiisa iyo sida uu dadka ula dhaqmo.
-
– video
116 likes 10 comments 0 shares 12 saves
Galab wanaagsan asxaabteey ❤️🌹 Ilaahay ha idiinka dhigo galab wanaagsan oo barako, caafimaad, farxad iyo nabad ku dheehan tahay. 🤲✨ Meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan idiin rajaynayaa galab qurux badan iyo kheyr badan. 💕🌍#southafricatiktok🇿🇦 #foryoupage #kenyantiktok🇰🇪 #belgium
-
– video
91 likes 9 comments 7 shares 8 saves
Dadaal baan is leeyahay, Duruufaha ka gudub, Naftana ha quusan weligeed, Intaad dunida ku nooshahay, Dayac badan haddii aad aragtay, Dhib kastana waa dhammaanayaa. Miyaan dani ku seegtayn? Duruufuhu ku soo marin? Waqti adag maad la kulmin? Haddii aad dunida nooleyd, Dhib iyo dheefba waad aragtay…
-
– video
47 likes 7 comments 3 shares 8 saves
war max uu igu duceeyay asxabeey#southafricatiktok #foryoupage #SomaliTikTok #FYP #kenyantiktok🇰🇪
-
– photo post
Photo post
good afternoon my beloved friends and families wherever you are in the world 🌎
-
– photo post
Photo post
-
– photo post
Photo post
Alxamdulillaah, thumma Alxamdulillaah 🤲❤️. Mar walba mahad Ilaahay baa leh. Eebbe ha inoo siyaadiyo caafimaad, iimaan, nabad iyo barako. 🤲✨
-
– video
68 likes 2 comments 1 share 6 saves
sometimes beauty doesn't need words 🍃♻️⭐️ nature has its own way of reminding us how amazing life can be❤️
-
– video
95 likes 4 comments 0 shares 5 saves
Alxamdulillaah thumma Alxamdulillaah 🤲❤️. Subax wanaagsan. Maalintan cusub waxaan ku bilaabaynaa Qur’aanka Kariimka ah, ducada iyo xuska Alle. Alle ha inoo barakeeyo maalinteena, hana inaga dhigo kuwa Qur’aanka ku dhaqma. Aamiin 🤲📖✨.#southafricatiktok🇿🇦 #SomaliTikTok #foryoupage #FYP
-
– video
57 likes 7 comments 1 share 3 saves
wll fafi kheerka #tisoeur04🇭🇹 #foryoupage #southafricatiktok🇿🇦 #SomaliTikTok
-
32 likes 2 comments 0 shares 2 saves
-
– video
38 likes 2 comments 1 share 3 saves
raga xamalka ukala ah moye xishmada waa iska mudanyihiin #foryoupage #SomaliTikTok #FYP
-
30 likes 2 comments 0 shares 4 saves
-
– video
137 likes 14 comments 0 shares 17 saves
Ilaahayow, adduun iyo aakhiro cimri dheer iyo cibaado suuban iigu deeq. Waxa kheyrku ku jiro ii waafaji, Rabbiyow. Inta murad leh murugadooda u sahal oo u rumoow. Inta xanuunsan, xanuunkooda ka dhig dambi-dhaaf iyo ajar. Inta caafimaad qabta, caafimaadkooda u sii siyaadi. Intii geeriyootayna, Alle…
-
– video
103 likes 8 comments 2 shares 11 saves
Galab wanaagsan, asxaabteyda iyo ehelkeyga qaaliga ah, meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Waxaan idiin rajeynayaa galab barako leh, caafimaad, farxad, iyo guul. Ilaahay ha idin xafido adduun iyo aakhiro. Aamiin. 🤲❤️#somalitiktok #foryoupage
-
– video
102 likes 6 comments 3 shares 14 saves
Happy Friday (Jumu'ah Mubarak) and Happy 26 June 2026! 🇸🇴🤍 May this blessed Friday bring peace, mercy, and countless blessings to me, my colleagues, my fellow students, my friends, and our families. May Allah (SWT) grant us good health, long life, success in our studies and work, strengthen our…
-
– video
148 likes 10 comments 4 shares 15 saves
Ilaahayow ii rumo riyadeyda iyo rajadeyda, ii fududee wax kasta oo khayr ii ah, qalbigaygana ku beer farxad, deganaan iyo iimaan. Ilaahayow albaabada kheyrka ii fur, kana fogee wax kasta oo dhib iyo murugo leh. Noloshayda ka yeel mid barako leh, caafimaad leh, guulna ku dheehan tahay. Rabbiyow…
-
– video
318 likes 46 comments 2 shares 35 saves
Adduunkeygi MOM macneey, Alle cimri dheer, caafimaad wanaagsan, farxad joogto ah, iyo cibaado suuban Allaha ku siiyo i.a. Hooyo qiimo badan baad tahay, naxariis iyo barako Allaha kugu hareereeyo mar walba. Aamiin.#foryoupage #CapCut #somalitiktok #Motivacional
-
– video
157 likes 27 comments 1 share 18 saves
Waxa kaliya aan ogaadey in guul lagu gaari karo waa dadaal joogto ah oo la celceliyo. Noloshu way adag tahay mararka qaar, balse qofka samirka leh iyo dadaalka joogtada ah ma quusto. Guushu waxay timaadaa marka aad isku daydo marar badan adigoo aan niyad jabin. Ku kalsoonow naftaada, dadaal dheeri…
-
– video
122 likes 19 comments 2 shares 12 saves
Alxamdulilaahi thumal Alxamdulilaahi. Ilaahayow adigaa mahad iska leh roobka barakaysan ee aad nagu mannaysatay ⛈️⛈️. Adigaa naxariistaada nagu waraabiyey, dhulkii engegayna nolol ugu soo celiyey. Roobku waa nimco weyn oo ka timid Rabbigeenna, wuxuuna astaan u yahay raxmadda iyo barakada Eebbe…
-
– video
100 likes 11 comments 30 shares 16 saves
wlai video cibro qaadasho leh runtii waa mid qofka xasuusinaysa xaqiiqda nolosha. Si kasta oo aad dunida ugu dadaasho ama aad u urursato hanti badan, ma heli kartid wax ka badan waxa uu Alle kuu qoray. Aduunyadu waa meel ku meel gaar ah, qof walbana maalintiisa iyo qaddarkiisa waa la qoray. Sidaas…
-
– video
227 likes 33 comments 2 shares 32 saves
allow naga mid dhig kuwaas amiin yarapi 🤲🤲🤲#foryoupage #fouryou #CapCutMotivacional #somalitiktok
-
– video
104 likes 10 comments 5 shares 11 saves
saxuur saxuur #ramadan #somalitiktok 12#foryoupage #CapCutMotivacional #fouryou
-
– video
220 likes 26 comments 8 shares 32 saves
Bismillahi welcome Ramadan A month of mercy, a month of forgivenessand a month of rahma Ramadan Mubarak To all Muslim ☪️ #fouryou #somalitiktok #foryoupage #CapCutMotivacional #reflexaododia
Showing 30 of 198 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
professor Abdullahi Mohamed TikTok stats
professor Abdullahi Mohamed (@abkamx) has 4,468 TikTok followers as of . That is about 4.5K followers.
- Followers
- 4,468
- Likes
- 21,612
- Videos
- 198
- Likes per video
- 109
- Average video length
- 0:28
- Median per post
- 525 views · 101 likes · 9 comments · 2 shares · 11 saves
- Average engagement per view - follower
- 15.0% - 0.03
- Average views per follower
- 0.17
- Most viewed recent posts
- “Adduunkeygi MOM macneey, Alle cimri dheer, caafimaad…” · 4.1K views · 318 likes · 46 comments ·
- “Alxamdulilaahi thumal Alxamdulilaahi. Ilaahayow adigaa…” · 2.8K views · 122 likes · 19 comments ·
- “allow naga mid dhig kuwaas amiin yarapi 🤲” · 1.1K views · 227 likes · 33 comments ·
- Pinned posts
- 3, with 13.1K, 12.7K and 11.3K views
- Last post
- (4 days before this check)
- Posting rate
- about 3.1 posts a month
- TikTok content labels
- Animals (7 of 13 posts), Nature (7 of 13 posts)
- Post types
- 25 videos, 5 photo posts
- Hashtags used most
- #somalitiktok (17), #southafricatiktok (9), #CapCutMotivacional (6), #kenyantiktok (5), #uktiktok (3)
professor Abdullahi Mohamed follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About professor Abdullahi Mohamed
Account created