Beerta Daarusalaam (@beerta.daarusalaam)
- Followers
- 97.1K followers
- Following
- 6 following
- Likes
- 915K
- Videos
- 430
- Avg length
- 1:08
The largest and most beautiful Park in Somalia.
Latest videos by Beerta Daarusalaam
-
– video
Pinned
147 likes 2 comments 0 shares 15 saves
maalinki hadaa imaan weyso habeenki imaan kartaa beerta daaru salaam hoyga dalxiiska iyo damaashadka iyo dalxiiska #foryourpage #viral_video #viraltiktok #mugadishu #beertadarusalaam
-
– video
142 likes 4 comments 21 shares 20 saves
Quruxda, bilicda cagaarka iyo dhirtu waa astaanta noo gaarka ah Beerta Daarusalaam waa madashaada ku habboon dalxiiska, nasashada iyo inaad maskaxdaada ku dejiso jawi qurux badan oo dabiici ah. #beertdarusalaam #Mogadishu #somaliatiktok
-
– video
138 likes 2 comments 29 shares 25 saves
Beerta Daarusalaam waxaa kuugu diyaara hawl weyn oo casri ah kuna haboon qabashada xafladaha qalin jabinta ee dugsiyada schoolada jaamacadaha hawlka wuxuu qaadi karaa ilaa 1,500 oo qof #beertadarusalaam #mugadishu #viraltiktok #viral_video #foryourpage
-
– video
119 likes 2 comments 9 shares 13 saves
Beerta Daarusalaam Hoyga Dalxiiska iyo Damaashaka#foryourpage #viral_video #viraltiktok #beertadarusalaam #mugadishu
-
– video
150 likes 3 comments 8 shares 17 saves
beerta daarusalaam hoyga dalxiiska iyo damaashadka #beertadarusalaam #mugadishu #viraltiktok #viral_video #foryourpage
-
– video
127 likes 2 comments 6 shares 15 saves
hore usoo gaar beerta darusalaam oo kudalxiis #viral_video #foryourpage #viraltiktok #beertadarusalaam #mugadishu
-
– video
soo booqo beerta daarusalaam hoyga dalxiiska iyo damaashadka #beertadarusalaam #viraltiktok #foryourpage #viral_video
-
– video
279 likes 8 comments 6 shares 28 saves
beerta darusalaam hoyga dalxiiska iyo damaashadka #fyp #viraltiktok #foryourpage #viraltiktok #beertadarusalaam
-
– video
213 likes 3 comments 16 shares 32 saves
Beerta Daarusalaam waa Hoyga Madadaalada iyo Kobcinta Carruurta. Waxaan kuu haynaa agab iyo ciyaaro kala duwan oo carruurtu ku ciyaaraan, kuna helaan waayo-aragnimo farxad leh. Fadlan Qoyskaaga noogu keen Beerta Daarusalaam carruurtaada sii maalin ay ku raaxaystaan, ku ciyaaraan, kuna abuuraan…
-
– video
139 likes 2 comments 11 shares 23 saves
Hoyga dalxiiska dalka #beertadarusalaam #viraltiktok #viral_video #foryourpage #foryou
-
– video
200 likes 6 comments 12 shares 36 saves
Hoyga dalxiiska dalka#beertadarusalaam #foryou #foryourpage #viral_video #viraltiktok
-
– video
100 likes 9 comments 8 shares 19 saves
Waxaan joogaa Beerta Daarusalaam oo ah beerta Soomaaliya ugu weyn uguna quruxda badan ahna isha dalxiiska dalka. Qof kasta oo Soomaaliyeed iyo dalxiise dalka yimaada waxaan leeyahay Soo gaar Beerta Daarusalaam nasasho iyo madadaalo aan la ilaawi karin ku qaado #viraltiktok #viral_video…
-
– video
1.8K likes 22 comments 47 shares 267 saves
Maanta waxaan markii iigu horreysay Soo booqday Beerta Daarusalaam runtii waa meel aad u qurux badan oo ku habboon dalxiis iyo madadaalo. Waxaan ku soo arkay xayawaano kala duwan sida libaaxa, waraabaha iyo jibaysada, sidoo kale waxaan ka baranay xog badan oo ku saabsan noloshooda, waxa ay cunaan…
-
– video
552 likes 13 comments 99 shares 100 saves
goob dabaal aad u heer sareysa🥰#follow #viral_video #foryourpage #fyp #foryou
-
– video
103 likes 4 comments 6 shares 15 saves
Waxaan joogaa Beerta Daarusalaam oo ah hoyga dalxiiska farxadda iyo madadaalada qoysaska Soomaaliyeed. Beerta waxaa usoo dalxiis taga bulshada Soomaaliyeed ee kala duwan, waxaana halkan ku arki doontaan waxyaabo idin farxad gelinaya dhalinyaro, carruur iyo waayeelba qof walbana wuxuu heli karaa…
-
– video
164 likes 2 comments 5 shares 36 saves
Qaar ka mid ah qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa booqasho dalxiis ku yimid Beerta Daarusalaam waxayna si weyn ula dhaceen quruxda iyo horumarka beerta. Waxaa kaloo soo jiitay qaabka loo dhisay beerta, dalxiiska carruurta, farxadda qoysaska, adeegyada kala duwan iyo jawiga quruxda badan Waa meel qof…
-
– video
991 likes 21 comments 167 shares 149 saves
Wax kasta oo ay diyaasbaradu dibadda ku soo arki jireen, maanta waxaad ka heli kartaa Beerta Daarusalaam – Hoyga Dalxiiska Dalka. Qurux, degganaan, madadaalo iyo adeeg tayo leh.#viraltiktok #follow #foryourpage #viral_video #foryou
-
– video
423 likes 9 comments 37 shares 53 saves
tawer ride waa mashiin innaba caadi eheyn kaalay oo nagula dalxiis#foryou #fyp #foryourpage #follow #viraltiktok
-
– video
338 likes 5 comments 15 shares 46 saves
Beerta Daarusalaam waa goob aad adiga, qoyskaaga iyo asxaabtaaduba ku qaadan kartaan waqti farxad leh, kana nasan kartaan daalka iyo mashquulka nolol maalmeedka, gaar ahaan maalmaha fasaxa iyo nasiinada Waxaad naga heli doontaan jawi dabiici ah, madadaalo kala duwan, adeegyo tayo sare leh iyo…
-
– video
281 likes 4 comments 21 shares 49 saves
Waxaan u soo dalxiis tagay beerta darusalaam waana meel runtii mudan in la booqdo Carruurteydu waxay ku jiraan baashaal iyo ciyaaro ammaan ah, aniguna waxaan ku nastay maqaayad qurux badan oo leh jawi dabiici ah iyo adeeg heer sare ah Waxaan helay dalxiis ammaan ah, nasiino, madadaalo, iyo waqti…
-
424 likes 6 comments 64 shares 73 saves
-
– video
183 likes 3 comments 11 shares 34 saves
Adeegyada casriga ah iyo bilicda Beerta Daarusalaam waa kuwo si heer sare ah loo diyaariyey si booqde kasta uu ugu helo madadaalo iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi karin. Qaybta xayawaannada ayaa iyaduna ah mid si gaar ah u soo jiidata booqdayaasha, gaar ahaan Jabisada, oo leh muuqaal xooggan, jir…
-
– video
141 likes 2 comments 16 shares 23 saves
Haddii ay tahay booqashadaadii ugu horreysay ee Beerta Daarusalaam waxaad naga heli doontaa wax ka badan filashadaada. Waxaan kuu diyaarinay deegaan dabiici ah oo qurux badan, madadaalo kala duwan, xayawaanno, goobaha carruurta, dabaal, iyo adeegyo kuu xaqiijinaya maalin farxad iyo xasuus mudan…
-
– video
204 likes 6 comments 4 shares 36 saves
Waxaan markii ugu dambeysay soo booqday Beerta Daarusalaam sannadkii 2017 Markii aan maanta dib ugu soo laabtay, waxaan si weyn ula yaabay isbeddelka iyo horumarka baaxadda leh ee ka muuqda. Beertu si joogto ah ayay u sii kobcaday iyadoo lagu soo kordhiyey qaybo cusub oo madadaalo iyo dalxiis ah…
-
– video
1.1K likes 6 comments 101 shares 130 saves
Beerta Daarusalaam aad ayaan u jeclaaday Waa goob deggan oo aan buuq lahayn taas ayaana ka dhigaysa meel ku habboon nasasho iyo dalxiis. Qaybta dabaashadana mar walba waan soo booqdaa Waxa Beerta Daarusalaam kaga duwan beeraha kale waa qaybta xayawaannada Halkaan waxaad si dhow ugu arki kartaa…
-
– video
100 likes 2 comments 2 shares 17 saves
Weli waxaa si weyn uga socda Beerta Daarusalaam dabaaldegga iyo damaashaadka ardayda dhamaysatay imtixaannadooda. Madaxda dugsiyada, macallimiinta iyo waalidiinta qiimaha badanow, waxaan idiin haynaa soo dhoweyn diirran, mahadnaq iyo dalxiis isku dhafan oo ka turjumaya qiimaha guusha ay ardaydu…
-
– video
825 likes 12 comments 61 shares 111 saves
Hoyga dalxiiska iyo damaashaadka dalka Beerta Daarusalaam#foryourpage #viral_video #fyp #viraltiktok #foryou
-
– video
178 likes 12 comments 17 shares 37 saves
Beerta Daarusalaam waxaa waqtiyo qurux badan ku qaatay arday badan oo imtixaannadoodii dhamaystay Waxay halkaan ka heleen farxad, nasasho iyo madadaalo ay muddo dheer sugayeen. Ka dib dadaalkii iyo waqtigii adkaa waa waqtigii aad naftiinna ku abaalmarin lahaydeen maalmo xusuus mudan. Guushu waxay…
-
– video
386 likes 6 comments 32 shares 76 saves
Ma qorshaynaysaa aroos, qalin-jabin, shir, kulan ganacsi ama munaasabad gaar ah? Hoolka weyn ee Beerta Daarusalaam wuxuu qaadi karaa ilaa 1,500 qof, isagoo leh kuraas raaxo leh iyo qayb gaar ah oo VIP ah si martidaadu ugu raaxaystaan jawi heer sare ah Ku qabso munaasabaddaada goob aad ka wada heli…
-
– video
129 likes 5 comments 6 shares 28 saves
Haddii carruurtaadu helin farxadii ay mudnaayeen Beerta Daarusalaam ayaa kuu haysa xalka ugu habboon U soo kaxee qoyskaaga goob ay ku kulmaan farxad nasasho iyo damaashaad aan dhammaad lahayn Carruurtu waxay ku raaxaysan doonaan ciyaaro kala duwan, jawi cagaaran oo qurux badan iyo madadaalo ay si…
Showing 30 of 430 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
Beerta Daarusalaam TikTok stats
Beerta Daarusalaam (@beerta.daarusalaam) has 97,142 TikTok followers as of . That is about 97.1K followers.
- Followers
- 97,142
- Likes
- 915,023
- Videos
- 430
- Likes per video
- 2.1K
- Average video length
- 1:08
- Median per post
- 3.9K views · 192 likes · 5 comments · 16 shares · 35 saves
- Average engagement per view - follower
- 6.7% - under 0.01
- Average views per follower
- 0.06
- Most viewed recent posts
- “Beerta Daarusalaam aad ayaan u jeclaaday Waa goob deggan…” · 20.3K views · 1.1K likes · 6 comments ·
- “Hoyga dalxiiska iyo damaashaadka dalka Beerta Daarusalaam” · 17.7K views · 825 likes · 12 comments ·
- “Wax kasta oo ay diyaasbaradu dibadda ku soo arki jireen…” · 17.3K views · 991 likes · 21 comments ·
- Pinned posts
- 1, with 710 views
- Last post
- (1 day before this check)
- Posting rate
- about 1.3 posts a week
- TikTok content labels
- Daily Life (10 of 11 posts), Lifestyle (10 of 11 posts)
- Hashtags used most
- #beertadarusalaam (14), #Mogadishu (6), #mugadishu (5), #BeertaDaarusalaam (5), #somalia (3)
Beerta Daarusalaam follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About Beerta Daarusalaam
Account created