Daaci bilan 🤴 (@bilan1433)
- Followers
- 885K followers
- Following
- 657 following
- Likes
- 17.8M
- Videos
- 601
- Avg length
- 1:12
Latest videos by Daaci bilan 🤴
-
– video Pinned
Dhalinyarada sharafta leh ee reer Mogadishu, Aniga oo matalaya qaar ka mid ah dhalinyarada reer somaliland waxaan idiin soo gudbinayaa raalli-gelin iyo farriin walaaltinimo. Waxaan rabnaa inaan idiin sheegno in shacabka iyo dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay yihiin walaalo isku…
-
– video Pinned
#daacibilan mahdsnaid madaxweyine sidaa I sharftaay 🙏🙏
-
– video Pinned
#somalitiktok2023🇸🇴🇸🇴😍❤️ #storytime #somalitiktok @Mohamed Yusuf Bakayle 🐰 @salebandheere14 @life.is.simple8 @Samiir_boss
-
– video
2.3K likes 220 comments 240 shares 518 saves
Dalka Soomaaliya 🇸🇴 waa dal uu Alle ku mannaystay khayraad badan, bad hodan ah, dhul barwaaqo ah iyo fursado aan la soo koobi karin. Waxa nasiib-darro ah in dal khayraad intaas le’eg leh uu weli la daalaa dhacayo saboolnimo, kala qaybsanaan iyo colaad. Waa waqtigii aynu ka kici lahayn qabyaaladda…
-
– video
6.7K likes 484 comments 559 shares 1.7K saves
Sarkaal iyo askari, labadiinuba waxaad u adeegaysaan qaranka Soomaaliyeed, waxaadna tihiin tiirarka difaaca dalka. Sarkaalow, waxaan kaa codsanayaa inaad mar walba ka war hayso askariga kaa hooseeya. U muuji daryeel, ixtiraam iyo garab istaag. Ogow in askarigaagu yahay qof waqtigiisa iyo…
-
– video
573 likes 32 comments 20 shares 111 saves
#onthisday hadal runa 🇸🇴🫡
-
– video
4.2K likes 285 comments 321 shares 893 saves
Dalkan nin aan Xasan ahayn ma samatabixin karaa? Runta ma isku sheegno@Hassan Sheikh Mohamud
-
– video
2K likes 97 comments 111 shares 329 saves
Qofku marka uu garto halka ay noloshiisu u socoto, qiimaha naftiisa, sida uu isu ixtiraamo iyo sida uu dadka kale u ixtiraamo, wuxuu noqdaa qof leh yool, sharaf iyo bisayl. Wuxuu bartaa inuusan qofna ka baryin ixtiraam, jacayl ama qadarin, balse uu naftiisa qiimeeyo oo dadka kalena qiimeeyo…
-
– video
1.4K likes 63 comments 26 shares 225 saves
Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khalid), Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. 🇸🇴 Waa geesi qaran! Muuqaalkiisa iyo codkiisaba waxaa ka muuqda haybad, kalsooni iyo hoggaan. Waa nin magaciisa iyo muuqaalkiisuba xambaarsan yihiin sharaf iyo sumcad ciidan. Alle ha garab…
-
– photo post
Photo post
Hambalyo mudane madaxweyine Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaan si weyn kuugu mahadcelinaynaa dhagax-dhigga Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waa tallaabo geesinimo leh, taariikhi ah, oo muujinaysa hoggaan, himilo iyo aragti fog. Waxaad muujisay in ciidanka…
-
– video
96K likes 3.4K comments 5.2K shares 19K saves
Ragga Soomaaliyeed waa hadiyad qaali ah oo Alle ku mannaystay haweenka Soomaaliyeed. Waa geesiyaal, garab iyo gaashaan, sharaf iyo karaamo. Alle ha dhowro raggeenna Soomaaliyeed, hana inoo barakeeyo. 🇸🇴❤️
-
– photo post
Photo post
🇸🇴 XASAN SHEEKH MAXAMUUD – HOGGAAN IYO HORUMAR 23-kii May 2022, markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka la wareegay, Soomaaliya waxay wajahaysay caqabado badan. Muddooyinkii ka dambeeyay waxaa muuqday dadaallo iyo isbeddello muhiim ah oo dhinacyada dowlad-dhiska, amniga, diblomaasiyadda…
-
– video
11K likes 260 comments 174 shares 1.8K saves
Mudane Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), waxaad mudan tahay ammaan, maamuus iyo mahadcelin aan dhammaad lahayn. Hoggaamintii, dadaalkii iyo juhdigii aad gelisay horumarka Galmudug waxay mudan yihiin xusuus iyo qaddarin gaar ah. Mahadsanid Madaxweyne, shacabka Galmudug waxaad u soo qabatay…
-
– video
11K likes 461 comments 815 shares 2.5K saves
Shacabka ku dhaqan Dhuusamareeb, waxaan leeyahay: Waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad u qaabbisheen Soomaalida oo dhan🇸🇴👑🫡
-
– video
1.4K likes 32 comments 46 shares 196 saves
🇸🇴 Calanka Soomaaliya waa astaan uu leeyahay qof kasta oo Soomaali ah; ma aha hanti uu hal shakhsi leeyahay. Waa astaanta midnimadeenna, qarannimadeenna iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed. Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa midnimo, walaaltinimo iyo isku duubni. Aan ka wada…
-
– video
3.3K likes 84 comments 119 shares 457 saves
Dalkayaga qalalaase uma rabno; nabad iyo barwaaqo ayaan u rabnaa. Shacabka maanta isugu soo baxay daljiirka waxay leeyihiin: Nabad baa na deeqda! 🇸🇴❤️ Dalkeenna nabad ayuu mudan yahay, dadkiisuna horumar iyo nolol wanaagsan ayay mudan yihiin. Soomaaliya ha noolaato,@Bilan Bile
-
– video
8K likes 166 comments 257 shares 1.1K saves
Nabdu macnaa alle nabada hano barkeeyo 🤲🤲🇸🇴🇸🇴
-
– video
946 likes 60 comments 29 shares 150 saves
Dalxooreye 🇸🇴🇸🇴
-
– video
1.7K likes 42 comments 31 shares 262 saves
Hoggaamiyaha ku-xigeenka Galmudug, wiilka habaryarta u ahaa, waa nin wax badan ka beddeli doona Galmudug. Guulayso, habo@Abdiweli Garyare #galmudugnimo💙🤍💚
-
– video
14K likes 1.4K comments 2.5K shares 3.8K saves
Khayaan wadaan weeye ninkani.🇸🇴🇸🇴🙏
-
– video
1.2K likes 17 comments 14 shares 170 saves
Dhuusamareeb, Soomaali oo dhan baa ku dhameeyad . Calemasarkii Soomaali oo heshiisa, dunidana la heshiisa.🇸🇴💪
-
4.6K likes 128 comments 101 shares 896 saves
🇸🇴🇸🇴💪
-
– video
21K likes 1.5K comments 2.5K shares 5.3K saves
Dhalinyaro, aan midowno, gacmahana is qabsanno. Aan hubka iska dhigno, midnimadeennana ku difaacanno dalkeenna. Dalkeenna waxaa wajahaya duullaan iyo khatar, mana jirto cid kale oo dalkeenna inoo ilaalinaysa. Alle ayaa dalkeenna inagu beeray, annaga ayaana masuul ka ah ilaalintiisa. Maalin uun…
-
– video
1.8K likes 52 comments 61 shares 301 saves
ninkan Waa nin dalka Somalia jecal oo rajo ka leh aniguna waxn wataa ciidi waddanka u roon ragaa kale Ee ajniibta u shaqyinyaa Ee hadanaa rabaa inaay madax dalkaa ka noqod walalahy bilaahay tolahaay nin walpaa oo lo adeegsado dalkiisa alle ku dhafrtaa sujuuda iyo wadnahaa meel an ahyiin…
-
– video
4K likes 109 comments 109 shares 706 saves
Ilaa amar dambe, dalka Xasan Sheekh madaxweyne ka ahaa, qof dambe oo la baryaa ma jiro. Dalka wuxuu aaday doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🫡
-
– video
4K likes 65 comments 80 shares 646 saves
@Ali key wiilakan habryarka u ahaay 🇸🇴
-
– video
1.4K likes 39 comments 4 shares 222 saves
Mirihii aad beeratay ayaa maanta la gurayaa, Mudane Madaxweyne. Dalxooreye 🇸🇴🇸🇴🫡
-
– video
5.1K likes 199 comments 361 shares 1.4K saves
Hambalyo🙏
-
– video
5.3K likes 465 comments 590 shares 1.4K saves
Ciidankeennu waa laf-dhabarta qaranka, waa astaanta gobannimada, sharafta iyo jiritaanka dalkeenna. Waxaan leeyahay: Ciidanka Soomaaliyeedow, maanta indhaha ummadda Soomaaliyeed idinkay idin soo eegayaan. Kalsooni ku qaba kartidiinna, adkeeya midnimadiinna, ilaaliya shacabka iyo qaranka, hana ka…
-
– video
1.7K likes 45 comments 103 shares 284 saves
Garbka dhalinyardaa xisbiga jsp 🙏🥰🇸🇴
Showing 30 of 601 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
Daaci bilan 🤴 TikTok stats
Daaci bilan 🤴 (@bilan1433) has 884,636 TikTok followers as of . That is about 885K followers.
- Followers
- 884,636
- Likes
- 17,823,826
- Videos
- 601
- Likes per video
- 29.7K
- Average video length
- 1:12
- Median per post
- 15.7K views · 4K likes · 109 comments · 111 shares · 646 saves
- Average engagement per view - follower
- 17.3% - 0.01
- Average views per follower
- 0.06
- Most viewed recent posts
- “Ragga Soomaaliyeed waa hadiyad qaali ah oo Alle ku…” · 545K views · 95.5K likes · 3.4K comments ·
- “Dhalinyaro, aan midowno, gacmahana is qabsanno. Aan hubka…” · 216K views · 21.2K likes · 1.5K comments ·
- “Khayaan wadaan weeye ninkani.🇸🇴🙏” · 147K views · 14K likes · 1.4K comments ·
- Pinned posts
- 3, with 2M, 1.2M and 694K views
- Last post
- (less than a day before this check)
- Posting rate
- about 10.7 posts a week
- TikTok content labels
- Random Shoot (5 of 9 posts), Others (5 of 9 posts)
- Post types
- 28 videos, 2 photo posts
Daaci bilan 🤴 follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About Daaci bilan 🤴
Account created