FC FLASH⚡️ (@fcflash5)
- Followers
- 1.1K followers
- Following
- 550 following
- Likes
- 43.4K
- Videos
- 201
- Avg length
- 0:32
FC Flash ⚽⚡ Building & developing top players 📍 Eastleigh, Nairobi – Kenya @Fc Flash under 15
Latest videos by FC FLASH⚡️
-
– photo post
Pinned
Photo post
Maanta, Gatuuso wuxuu u duulay Muqdisho si uu uga qeyb galo tartanka. Aad ayaan ugu faraxsanahay in FC Flash ay qeyb weyn ka qaadatay safarkiisa iyo gaaritaanka fursaddan qiimaha leh. @Deeq Aariyo @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @GA TT US O 8️⃣ 🇸🇴 #somali #fyp #mogadishu…
-
– video Pinned
⚡ Moments from yesterday. Players gave everything. Fans brought the energy. #FCFlash⚡️ #somalitiktok #FlashFC⚡️ #football #isliinairobi
-
– video Pinned
⚡️ Captain Jaabir Tata showed real class today. Strong leadership and a top performance on the pitch. The whole FC Flash team played incredibly and the fans were amazing. Who was your Man of the Match today? 👇 Round of 16 secured. 🔥#FCFlash⚡️ #somalitiktok #FlashFC⚡️ #isliinairobi #FlashFC⚡️
-
– video
47 likes 2 comments 3 shares 5 saves
The finish, the celebration 💪⚡️⚡️ #fypシ #flashfc #moqdisho #viral @Fc Flash U15 @Mount18🇬🇧😜
-
– video
149 likes 6 comments 14 shares 20 saves
⚡ ABDIQANI RAMOOS. DIFAAC ADAG! 🔥 Ninkan kubaddiisa haka shakin! @ABDULQANI ⚔️ 4️⃣ @Nasiib Nj🦁 @Man_Diaz @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @Deeq Aariyo @GA TT US O 8️⃣ 🇸🇴 @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @BAN J.R. 26 🖤 @ataaze10 @Fc Flash U15
-
– video
493 likes 4 comments 15 shares 56 saves
NAJIIB aya Baas qurux badan bixiyey. DIAZ OO MADAX KU DHALIYEY! @Nasiib Nj🦁 @Man_Diaz @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @Deeq Aariyo @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @BAN J.R. 26 🖤 @ataaze10 @Fc Flash U15 @GA TT US O 8️⃣ 🇸🇴 #fypシ #flashfc #moqdisho #viral #football
-
– video
✈️🇸🇴⚡️18 SANO KADIB… UGU DAMBAYN, HOYO IYO WIILKEED OO DIB ISU HELAY. Ban Jr. ayaa markii ugu horreysay muddo 18 sano ah dib ula midoobay hooyadii. Muuqaal qalbiga taabanaya oo ay adag tahay in erayo lagu tilmaamo. 🤍😭 Hooyo waa hoyga qalbiga, jacaylkeeduna ma dhammaado, xitaa marka sannado badan…
-
– video
404 likes 5 comments 12 shares 35 saves
🇸🇴🙏⚡ GUUL AYAAN KUU RAJAYNAYNAA, BAN JR.! 🇸🇴⚽️ Waxaan kuu rajaynaynaa guul adigoo matalaya Degmada Kaxda. Dadaal, muuji hibadaada, nagana farxi, Insha Allah! 🏆 @BAN J.R. 26 🖤 @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @huseinhadafow @Man_Diaz @Coach Sadiiq @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @Deeq Aariyo @Nasiib Nj🦁 @Fc Flash U15…
-
– video
1.2K likes 12 comments 32 shares 119 saves
🇸🇴⚽ DIAZ⚡️✈️— GUUL AYAAN KUU RAJAYNAYNAA! 🏆 Waxaan Abdirahman Diaz u rajaynaynaa guul. Waxuu matali doona Degmada Kaxda Tartanka Degmooyinka. Waan ku garab taagan nahay, Insha Allah! ⚡ Guul #fypシ #mogadishu #flashfc #somali #viral @Man_Diaz @huseinhadafow @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @Burhaan Ali…
-
– photo post
Photo post
Alxamdulillaah, ciyaartoydeenna waxay si nabad ah ku gaareen Muqdisho! ⚽️🤍 Waxay matali doonaan Degmada Kaxda Tartanka Degmooyinka. Guul iyo guulaysi ayaan idiin rajaynaynaa, Insha Allah! 🏆⚡ @Nasiib Nj🦁 @Man_Diaz @BAN J.R. 26 🖤 @huseinhadafow @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @Deeq Aariyo…
-
– video
1.3K likes 5 comments 34 shares 115 saves
✈️🇸🇴Rag waalidkood u duceeya, shaki haka gelin. Nasiib NJ & Abdirahman Diaz, safar nabad ah iyo guul ayaan idiin rajaynaynaa! FC Flash waxay ku faraxsan tahay inay qayb ka noqoto safarkiinna kubbadda cagta. Waan idin garab taagan nahay, Insha Allah. Guul @Nasiib Nj🦁 @Man_Diaz @huseinhadafow…
-
– photo post
Photo post
Wax weyn ayaa soo socda… Faahfaahinta dhawaan ayaad ogaan doontaan! Muqdisho! 👀👀 👀 @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @FARASTA MADOW🩷👸🏿 #fypシ #mogadishu #fyp #football #kaxda
-
– photo post
Photo post
waxaan rajaynaynaa inaad mustaqbalka ka daawataan shaashadaha TV-yada, iyagoo matalaya kooxo waaweyn iyo xulka qaranka Soomaaliya, Insha Allah. 🏆🇸🇴 FC Flash U15 — Maanta waa bilow, berri waa taariikh. @huseinhadafow @@Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @Fc Flash U15 #fy #mogadishu #flash…
-
– video
731 likes 9 comments 18 shares 52 saves
Hambalyo Gatuuso! Tani waa bilowga oo keliya. Insha Allah, guulo waaweyn ayaa kuu soo socda. @Deeq Aariyo @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @GA TT US O 8️⃣ 🇸🇴 #somali #fyp #mogadishu #flash
-
– video
162 likes 2 comments 11 shares 12 saves
⚽🏆 Macallin Gelle oo booqday FC Flash U15! ⚡ Maanta, Macallin Gelle wuxuu ciyaartoyda la wadaagay dhiirrigelin, waano iyo talooyin qiimo leh. Dhiirrigelintiisa kadib, wiilashu waxay garoonka ku muujiyeen dadaal iyo isku duubni, iyagoo guul ku gaaray 4–2! 👏🏽🔥 Mahadsanid, Macallin Gelle…
-
– video
278 likes 4 comments 38 shares 26 saves
Somaliya aya gaartay finalka Tartanka u17 #guul #rwandatiktok🇷🇼 #mogadishu #somali #fyp @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @FARASTA MADOW🩷👸🏿
-
– video
247 likes 2 comments 16 shares 33 saves
Somali vs Rwanda Anna box goallka bareejada Let’s go somaliyaaaa #somali #rwandatiktok🇷🇼 #u17somali #fy #mogadishu @huseinhadafow @Burhaan Ali Macow🇸🇴⚽🔥🫡 @FARASTA MADOW🩷👸🏿
-
– video
65 likes 1 comment 1 share 6 saves
-
– video
87 likes 2 comments 1 share 5 saves
Agtiisa ka dheerow. Difaac adag #fyp #flash #foryou #football #flashfamily
-
– video
104 likes 10 comments 1 share 8 saves
-
– video
113 likes 4 comments 18 shares 8 saves
-
– video
82 likes 7 comments 1 share 5 saves
-
– video
140 likes 3 comments 6 shares 6 saves
Gatuuso. Khadka dhexe ayuu ka ciyaaraa, wuxuuna caan ku yahay kubadaha dhaadheer ee saxda ah, isagoo lagu tilmaami karo qaab ciyaareedka Xabi Alonso ee Liverpool.
-
– video
79 likes 8 comments 5 shares 8 saves
FC Flash vs Xidigaha 📅 Monday, October 12 🕓 4:00 PM 📍 New Islii Stadium One Team • One Family • One Dream. #fyp #flash #flashfamily #isliinairobi #Xidigaha
-
– video
104 likes 1 comment 0 shares 11 saves
No Pain no gain #fypシ #flashfamily #flashfc⚡
-
– video
234 likes 7 comments 1 share 15 saves
We train together. We fight together. We celebrate together. Every player. Every moment. One family. One vision. One dream. This is more than football — this is brotherhood. 🔥⚽ Keep pushing. Keep believing. Keep representing FC Flash #fypシ #isliinairobi
-
– video
103 likes 6 comments 21 shares 9 saves
FC Flash 🆚 IFO All Stars 📅 Tuesday, 9/29 ⏰ 4:00 PM Kickoff 📍 Racecourse Stadium The FlashFamily is ready. One team. One family. One dream. @el_capitano_nyata©️ @ShaFaa OmaR AhmetT_🇧🇪😜 @fitaax gureey__4️⃣1️⃣🇰🇪🇸🇴 @Mount18🇬🇧😜 @FARASTA MADOW🩷👸🏿 @Nani 💪🦁 @Coach Sadiiq @-Licha-^🖤 @BAN J.R. 26 🖤…
-
– video
122 likes 4 comments 7 shares 9 saves
Beautiful freekick goal By Messi (Inter Miami) vs Columbus crews. Rate this goal 1-10 - please follow us if you enjoyed watching #fcflash⚡ #fyp #fypシ #messi #freekick @Major League Soccer @FIFA @InterMiamiCF
-
– video
136 likes 27 comments 38 shares 9 saves
-
– video
112 likes 17 comments 80 shares 7 saves
Showing 30 of 201 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
FC FLASH⚡️ TikTok stats
FC FLASH⚡️ (@fcflash5) has 1,071 TikTok followers as of . That is about 1.1K followers.
- Followers
- 1,071
- Likes
- 43,409
- Videos
- 201
- Likes per video
- 216
- Average video length
- 0:32
- Median per post
- 1.4K views · 136 likes · 5 comments · 12 shares · 9 saves
- Average engagement per view - follower
- 12.6% - 0.28
- Average views per follower
- 2.92
- Most viewed recent posts
- “Alxamdulillaah, ciyaartoydeenna waxay si nabad ah ku…” · 22K views ·
- “🇸🇴⚽ DIAZ⚡️— GUUL AYAAN KUU RAJAYNAYNAA! Waxaan Abdirahman…” · 9.1K views · 1.2K likes · 12 comments ·
- “✈️🇸🇴Rag waalidkood u duceeya, shaki haka gelin. Nasiib NJ…” · 7.3K views · 1.3K likes · 5 comments ·
- Pinned posts
- 3, with 16.1K, 8.6K and 7.8K views
- Last post
- (1 day before this check)
- Posting rate
- about 4.3 posts a week
- TikTok content labels
- Traditional Sports (22 of 23 posts), Sports (22 of 23 posts)
- Post types
- 26 videos, 4 photo posts
- Hashtags used most
- #mogadishu (11), #somali (10), #football (10), #flashfc (10), #flash (8)
FC FLASH⚡️ follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About FC FLASH⚡️
Account created