Gaab Shiine profile picture

Gaab Shiine (@gaabshiinetech)

Followers
385 followers
Following
208 following
Likes
2.7K
Videos
37

GaabShiine Tech Solutions: Creative design, web development & data insights.

Playlists Liked videos

Videos

  • Alxamdulillaah, kooxdeyda ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—•๐˜†๐˜๐—ฒ waxaan ku guuleysanay kaalinta 1aad ee PyCon Somalia 2025โ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech Pinned , 2.4K views, duration 0:16

    Alxamdulillaah, kooxdeyda ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—•๐˜†๐˜๐—ฒ waxaan ku guuleysanay kaalinta 1aad ee PyCon Somalia 2025 Hackathon ๐Ÿ†๐ŸŽ‰. Mashruucayagu wuxuu ku saabsanaa ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—น๐—น ๐—”๐—ฟ๐—บ๐˜†๐˜„๐—ผ๐—ฟ๐—บ oo waxyeelo culus ku haya galleyda Soomaaliya. Waxaan u adeegsannay ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฝ ๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด (๐—–๐—ก๐—ก๐˜€) si loo ogaado cudurka caleemaha galleyda, taas oo beeraleyda ka caawinaysa in ay si degdeg ah u qaataan goโ€™aanno, isla markaana wax weyn ka tari doonta ๐—ฎ๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฐ๐˜‚๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ee dalka. Waxaan tijaabinay models kala duwan oo horay loo tababbaray sida ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ก๐—ฒ๐˜18 ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ก๐—ฒ๐˜34, ugu dambaynna waxaan helnay ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ผ ๐—”๐—จ๐—– ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„ 1.0, taas oo muujinaysa saxnaan aad u sarreysa. Mustaqbalka dhow waxaan qorsheynaynaa in mashruucan loo ballaariyo mobile app si beeraleydu si toos ah ugu adeegsan karaan. Ugu dambeyn, waxaan u mahadcelinaynaa ๐—ฃ๐˜†๐—–๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ 2025 iyo ๐™๐š๐ฆ๐™๐š๐ฆ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ oo martigelisay hackathon-kan qiimaha badan. Mahadsanidiin dhammaan taageerada iyo dhiirigelinta! ๐Ÿ’ก๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด #PyConSomalia2025 #fyp #Hackathon #SomByte #gaabshiinetech

  • Itโ€™s part of my memoriesโ€”looking back at my old books from 3rd and 4th gradeโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech Pinned , 20.3K views, duration 0:17

    Itโ€™s part of my memoriesโ€”looking back at my old books from 3rd and 4th grade. #gaabshiinetechsolutions #fpy #foryoupage @abdinor_0.1

  • Class of 2024 gradution2024๐ŸŽ“ โ€“ video by @gaabshiinetech Pinned , 1.2K views, duration 0:32

    Class of 2024 #gradution2024๐ŸŽ“ #convacation #classof2024 #gaabshiinetechsolutions #hormuuduniversity #fyp

  • Waxaan kusoo gabagabeyneynaa soo bandhigista 3-da Final Projects ee UI/UX Design Courseโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 177 views

    Waxaan kusoo gabagabeyneynaa soo bandhigista 3-da Final Projects ee UI/UX Design Course. ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ โ€” ๐— ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ ๐—จ๐—œ & ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ ๐—จ๐—œ. Kooxdan oo ka koobnayd 3 arday waxay si wanaagsan u soo bandhigeen Restaurant Platform-kooda. Mashruucan wuxuu ahaa natiijada aqoontii iyo practical-kii ay soo barteen intii koorsadu socotay. Waxaan ugu hambalyeynayaa dadaalkooda iyo sida wanaagsan ee ay u soo bandhigeen una difaaceen shaqadooda. ๐Ÿ‘ ๐—™๐—ฟ๐—ผ๐—บ ๐—ฆ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ผ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐˜๐—ผ๐˜๐˜†๐—ฝ๐—ฒ. Sidaas ayaan kusoo gabagabeynay Project Showcase 1/3 โ†’ 3/3 ee qeybta UI/UX Desing. Hambalyo dhammaan ardaydeena! ๐ŸŽ‰ Gaabshiine Tech Solutions #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech #fyp #foryou #uxdesign

  • Waxaan sii wadnaa soo bandhigista Final Projects-ka ardaydeena UI/UX Design Course. ๐Ÿฅ Hospitalโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 266 views

    Waxaan sii wadnaa soo bandhigista Final Projects-ka ardaydeena UI/UX Design Course. ๐Ÿฅ Hospital Appointment System โ€” Website UI & Admin Dashboard. Kooxdan oo ka koobnayd 3 arday waxay naqshadeeyeen Hospital Appointment System, iyagoo diiradda saaray Website-ka iyo Admin Dashboard-ka. Waxay mashruuca soo mariyeen marxaladihii kala duwanaa ee UI/UX Design-ka โ€” laga bilaabo sketching iyo wireframing ilaa final prototype iyagoo si wanaagsan u dhisay user-friendly interface iyo dashboard si fudud loo isticmaali karo. Kooxdu waxay si wanaagsan u soo bandhigeen una difaaceen mashruucooda. Hambalyo ayaan idin leenahay! ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰ From Sketching to Prototype. #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech #fyp #foryou #ui

  • Inkasta oo qeybta UI/UX Design Course ay horey u soo dhammaatay, haddana waxaan idinla wadaageynaaโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 252 views

    Inkasta oo qeybta UI/UX Design Course ay horey u soo dhammaatay, haddana waxaan idinla wadaageynaa mashruuca 1aad ee 3-da Final Projects ee ardaydeena. E-Commerce Platform โ€” Mobile App & Web Experience. Mashruucan waxaa si wadajir ah uga shaqeeyay 3 arday, kuwaas oo muujiyay dadaal, wada-shaqeyn iyo faham wanaagsan oo UI/UX Design ah. Aad ayaan ugu hambalyeynayaa sida wanaagsan ee ay mashruuca u dhammeystireen una difaaceen. ๐Ÿ‘ From Sketching to Prototype. #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech #foryou #fyp #developer

  • Maalin aan uga soo baxnay mashquulka magaalada, kuna dhex qaadanay beeraha, geedaha, biyaha iyoโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 2.5K views

    Maalin aan uga soo baxnay mashquulka magaalada, kuna dhex qaadanay beeraha, geedaha, biyaha iyo nolol deggan. Saaxiibo wanaagsan, sheekooyin, cunto, qosol iyo xasuuso. ๐ŸŒฑ๐Ÿ’ง๐ŸŒ Mararka qaar safarka ugu fiican ma aha meesha aad aadayso oo keliya โ€” waa dadka aad la socoto iyo xasuusta aad kasoo qaadato. Afgooye, until next time. ๐Ÿค #Afgooye #Somalia #foryou #Dalxiis #gaabshiinetech

  • Our UI/UX Design Course is moving forward, one design at a time. Every lesson includes a practicalโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 1.1K views

    Our UI/UX Design Course is moving forward, one design at a time. Every lesson includes a practical session. #UIUX #Figma #foryou #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech

  • Waxaan dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaaโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 395 views

    Waxaan dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadii iyo camalkii suubbanaa ee aan soo gudannay, hana inaga yeelo kuwii hela ajarka, dambi dhaafka iyo kheyrka maalmahan barakeysan. ๐Ÿ’š๐ŸงกCiid Mubaarak โ€” Gaabshiine Creative Tech Solutions #CiidWanaagsan #EidMubarak #gaabshiinetech #gaabshiinetechsolutions

  • Waxaa si rasmi ah u furmay koorso cusub oo Full Stack Development & UI/UX Design ah oo aad kagaโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 580 views

    Waxaa si rasmi ah u furmay koorso cusub oo Full Stack Development & UI/UX Design ah oo aad kaga bilaaban karto bilow ilaa heer xirfadle. Haddii aad rabto inaad horumariso xirfadahaaga oo aad gasho dunida technology-ga ee maanta si xawli ah u kobcaysa โ€” tani waa fursad kuu furi karta mustaqbal weyn, isla markaana kugu xireysa AI iyo tiknoolajiyada casriga ah. Isdiiwaangeli hadda: https://forms.gle/SAKscPCdaX6JsCCX7 ๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252615272255 Ha seegin fursaddan!

  • Proud to finally launch my official website Gaabshiine Tech Solutions showcases my work, skillsโ€ฆ โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 556 views

    Proud to finally launch my official website Gaabshiine Tech Solutions showcases my work, skills, and services in tech and digital solutions. ๐Ÿ‘‰ Check it out: https://gaabshiine.com #PersonalBrand #Developer #foryou #gaabshiinetech #fyp

  • Grateful for every connection and support. โ€“ photo post by @gaabshiinetech Photo post , 1.3K views

    Grateful for every connection and support. #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech #fyp #foryou #foryoupage

  • Cajiib, Mashruucani wuxuu ahaa app-gii iigu horreeyey ee Desktop ah ๐Ÿค“ โ€“ CRUD buuxa (Create, Readโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 521 views, duration 2:39

    Cajiib, Mashruucani wuxuu ahaa app-gii iigu horreeyey ee Desktop ah ๐Ÿค“ โ€“ CRUD buuxa (Create, Read, Update, Delete) anigoo isticmaalaya Python, Tkinter, iyo .txt file sida database cml๐Ÿคฏ. Mahad gaar ah waxaan u dirayaa Fahad Mohamed Abdullahi (Albasrawie) โ€“ qofkii i baray Python iyo sida loo fikiro markaad beginner tahay. Waxaa la dhihi karaa: โ€œWhere it all started!โ€ ๐Ÿš€. Maantana waa ceelkii uu sheegi jire yaan biyaha ka darsanayaa Alxamdulillah ๐Ÿค๐Ÿ’™๐Ÿ. @abdinor_0.1 #PythonApp #TkinterCRUD #OldProjects #SomaliDeveloper #ThanksFahad #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech

  • Keep Calm and Let Python Handle It ๐Ÿ๐Ÿ’š๐Ÿฉถ. gaabshiinetechsolutions gaabshiinetech fyp foryouโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 838 views, duration 0:11

    Keep Calm and Let Python Handle It ๐Ÿ๐Ÿ’š๐Ÿฉถ. #gaabshiinetechsolutions #gaabshiinetech #fyp #foryou #foryoupage @Python Programming @abdinor_0.1

  • They think itโ€™s small โ€” we know itโ€™s the heart transplant of the whole logic. ๐Ÿ’”๐Ÿ”ง๐Ÿ˜‚ Programmers &โ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 918 views, duration 0:21

    They think itโ€™s small โ€” we know itโ€™s the heart transplant of the whole logic. ๐Ÿ’”๐Ÿ”ง๐Ÿ˜‚ Programmers & Designers: ๐Ÿ˜ค๐Ÿ˜…. @abdinor_0.1 @KING_UK๐Ÿ’š#gaabshiinetechsolutions #fyp #foryoupage #programmer #designer

  • Fv subject โ€” Statistics ๐Ÿ“‰๐Ÿ“ˆ๐Ÿ“Š๐Ÿ’šโค๏ธ abdinor_0.1 โ€“ video by @gaabshiinetech , 1.9K views, duration 0:16

    Fv subject โ€” Statistics ๐Ÿ“‰๐Ÿ“ˆ๐Ÿ“Š๐Ÿ’šโค๏ธ @abdinor_0.1 #gaabshiinetechsolutions #fyp #foryoupage #statistics

  • Ciidul adxa Mubarak! โ€“ video by @gaabshiinetech , 575 views, duration 0:24

    Ciidul adxa Mubarak! #gaabshiinetechsolutions #ICT #developer #fyp #fyp #website

  • The system I started last week is now almost complete โ€” quick preview! ๐Ÿš€ abdinor_0.1 โ€“ video by @gaabshiinetech , 681 views, duration 0:18

    The system I started last week is now almost complete โ€” quick preview! ๐Ÿš€ @abdinor_0.1 #fyp #foryoupage #gaabshiinetechsolutions #ICT #website

  • ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป! Hambalyo dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, munaasabaddaโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 522 views, duration 0:22

    ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป! Hambalyo dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, munaasabadda bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii soonka, salaadda, iyo ducadaba laga aqbalo, danbigoodana la dhaafo. #GaabShiineTechSolutions #RamadanKareem1446 โ˜ช๏ธ๐ŸŒ™ #fyp #ramadan #ramadan2025

  • Alxamdulillah, Guul iyo Xasuus gaar ah, mida xigta sacabka wuxuu ahaa xasuus aan abid ilaawiโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 632 views, duration 1:57

    Alxamdulillah, Guul iyo Xasuus gaar ah, mida xigta sacabka wuxuu ahaa xasuus aan abid ilaawi doonin - mahad iyo sharaf wayn aa la ii muujiyey, Guushaan waa mid usoo hooyatay kulliyada IT-ga iyo CS gaar ahaan Computer Science ee jaamacadda hormuud, waana ku faraxsanahy inaan matalo 10-kii arday ee ugu sareeyey dufcacda 10aad iyo 11aad ee jaamacadda Hormuud ๐ŸŽ“๐Ÿ’š๐Ÿ’™๐Ÿค #hormuuduniversity #fyp #gaabshiinetechsolutions #top

  • Waxaan aad ugu faraxsanahy inaan soo gabagabeeyo safarkii dheeraa ee jaamacadeed afar sano ka dibโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 1.3K views, duration 0:53

    Waxaan aad ugu faraxsanahy inaan soo gabagabeeyo safarkii dheeraa ee jaamacadeed afar sano ka dib ugu danbeyn maalinti aan sugaayey bey ahyd, marka ugu horeeso waxn umahadcelinaa alle SWC, iyo dhmaan walidiintayda, walaaladey, asxaabteyda iyo qof walba ka qeyb qaatey safrki jaamacaded, ugu danbeyn Wxan Mahadcelin gaar ah ayaan u dirayaa macallimiintayda iyo bahda jaamacadda Hormuud University ุฌุงู…ุนุฉ ู‡ุฑู…ูˆุฏ. Tacliinta iyo hagista aad isiiseen waxay ahayd mid salka ku haysa aqoon iyo hufnaan. Waxaadna ii suuragelisen inaan helo xirfado iyo aqoon aanay suurto gal noqon lahayn laโ€™aantiin. Waad ku mahadsan tihiin hagida wanaagsan iyo talooyinka qiimaha badan ee aad isiiseen. #hormuuduniversity #fyp #alx #gaabshiinetechsolutions

  • Kooraska xiisaha badan ee Graphic Design caawa ayuu inoo bilaabanayaa. Intii ka faa'iideysatayโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 795 views, duration 0:19

    Kooraska xiisaha badan ee Graphic Design caawa ayuu inoo bilaabanayaa. Intii ka faa'iideysatay, guulo iyo horumar ayaan u rajeyneynaa. Intii aan ka faa'iideysan, waa inoo markale, Inshaa'Allah. @abdinor_0.1 #fyp #graphicdesign #design

  • ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝ Fursadan waxad ku baran doontaa Naqshadeynta(Graphic Design) ooโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 396 views, duration 0:35

    ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝ Fursadan waxad ku baran doontaa Naqshadeynta(Graphic Design) oo baahi weyn loogu qabo suuqa shaqada maanta. waxadna ku baran donta tools ka ugu caansan ee wax lagu naqshadeeyo. hadaba yeysan ku dhaafin course-gan cusub. Course ka wuxu ku bixi donaa online(Google meating) si ad ugu mid noqoto ardada daneyneesa course kan iska diwan gali Formka hoosa ku xusan https://forms.gle/X52Za4Q9cVrKF7E67 Ha seegin fursadan muhiimka ah ee kaa caawin karta inaad noqoto naqshadeeye xirfad leh oo suuqa shaqada maanta ku guuleysta! @abdinor_0.1 #graphicdesign #GaabShiineTechSolutions #adobeillustrator #adobephotoshop

  • We begin tonight โœจ. front end developer web application developer UI UX Designer โ€“ video by @gaabshiinetech , 763 views, duration 0:30

    We begin tonight โœจ. @front end developer @web application developer @UI UX Designer #GaabShiineTechSolutions #webdevelopment #uxdesigner #frontenddeveloper

  • Dhamaan asxaabta sharafta leh, waxaa idin xusuusinaynaa in isdiiwaangelinta ay ka dhiman tahay 4โ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 375 views, duration 0:18

    Dhamaan asxaabta sharafta leh, waxaa idin xusuusinaynaa in isdiiwaangelinta ay ka dhiman tahay 4 maalmood oo kaliya! ๐ƒ๐จ๐ง'๐ญ ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ ๐จ๐ฎ๐ญ. Is diiwaangelinta waa ay furantahay: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSe6g-cAyReulTcwZft7uovdccB7sGSZZ63J4cebPL0XQ_kf8w/viewform?usp=sf_link. @web application developer @front end developer @UI UX Designer #GaabShiineTechSolutions #developer #webdevelopment #programmer #somaliprogrammers

  • Custom Chatbot using Django Framework๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ฌ. web application developer@OpenAI chatgpt Mary | Dataโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 521 views, duration 1:24

    Custom Chatbot using Django Framework๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ฌ. @web application developer@OpenAI @chatgpt @Mary | Data Analyst @data science @Stephen | Data Engineer #somaliprogrammers #developer #GaabShiineTechSolutions #hormuuduniversity

  • Fursad Dahabi ah! โœจ Haddii aad xiisaynayso Front-End Development iyo UI/UX Design, ha moogaanโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 340 views, duration 0:22

    Fursad Dahabi ah! โœจ Haddii aad xiisaynayso Front-End Development iyo UI/UX Design, ha moogaan tababarkan online-ka ah ee bilaabanaya 25-ka November. Baro xirfado kaa caawinaya inaad horumariso mustaqbalkaaga! Diiwaangeli hadda! ๐Ÿ”—๐Ÿ‘‡ https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSe6g-cAyReulTcwZft7uovdccB7sGSZZ63J4cebPL0XQ_kf8w/viewform?usp=sf_link #graphicdesign #webdevelopment #dataanalysis #designers #programmer #ux #frontenddeveloper #uxdesigner @web application developer @abdinor_0.1 @frontend developer

  • Because If youโ€™re doing what you want to do, and if youโ€™re doing it the way you think it should beโ€ฆ โ€“ video by @gaabshiinetech , 1K views, duration 0:18

    Because If youโ€™re doing what you want to do, and if youโ€™re doing it the way you think it should be done, and if you can take pride after youโ€™ve done it thatโ€™s a great feeling. Something idea about me coming soonโ€ฆโ€ฆ @web application developer @web developer @WEB DESIGN @Backend Developer _A @frontend developer @Mary | Data Analyst @Avery Smith | Data Analyst @data science

  • Big Data Analytics Mary | Data Analyst Avery Smith | Data Analyst data science โ€“ video by @gaabshiinetech , 934 views, duration 0:07

Showing 29 of 37 videos

Load more videos

Explore & export videos
Follower history

Recorded each time someone opens this profile here, so there are gaps between visits.

About @gaabshiinetech

Joined TikTok