Haldoor Geega (@geega1)
- Followers
- 12.5K followers
- Following
- 3.2K following
- Likes
- 446K
- Videos
- 1.6K
"Qof aan anshax lahayn waa bahal adduunyo lagu soo daayay."
Videos
-
– video by @geega1
Pinned
Allow hooyooyinkena caafimad cimridher cibado Allow sii 🤲 ❤️#viralvideo #foryoupage #motivation @HALANE SCHOOL_✒️📖
-
– video by @geega1 Pinned
La saaxiib qof qarinkara sirtaada asturi kara ceebtaada faafin kara wanaagaaga tiritiri kara xumaantaada..... Hadii aad waydonaa hala saaxiibin naftaada cidaan ka ahayn🧡 @FEETARKA Xalane @Maria🤍🫶🏻
-
– photo post by @geega1
Photo post
“Xirfadu waa furaha nolosha Qarnigan.”
-
– photo post by @geega1
Photo post
“Group E waa holac! 🔥💪
-
– photo post by @geega1
Photo post
Maanta oo kale, sanad ka hor, waxaan weynay abtigeen qaaliga ah Maxamed Cabdi Cabdullaahi (Abti Maadey). Abti, sanad ayaa naga soo wareegay, balse maqnaanshahaagu weli qalbiyadeenna wuu ka muuqdaa. Xusuustaadu ma duugoobayso, booskaaguna ma buuxsamayo. Alle ha kuu naxariisto, qabriga ha kuu nuuriyo, Jannatul Firdowsana hoygaaga ha ka dhigo. 🤲😭 Abti, Alle ha ku kulmiyo Jannadiisa, halkaas oo aan kala tag dambe ka jirin. Aamiin Yaa Rabb! 🕊️❤️🩹
-
– video by @geega1
🔥 NOQO XIRFADLE! Ha noqon qof shaqo raadiya oo keliya—noqo qof xirfad leh oo loo baahan yahay. 📚 Baro xirfad. 💪 Ku celceli maalin kasta. 🧠 Khibrad ka dhiso. 🎯 U adeegso xirfaddaada mustaqbalkaaga. “Shahaado waa aqoonsi, laakiin xirfaddu waa awood.” 🔥✊️ #foryoupage #CapCut #viralvideo
-
– photo post by @geega1
Photo post
Maadaama uu dhowaan bilaabanayo Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir, waxaa muhiim ah in Macallinku si gaar ah u raadiyo oo u xusho ciyaartoyda xirfadda leh ee u dhalatay Degmada Wadajir, isla markaana la tashado macallimiinta iyo tababarayaasha Akadeemiyadaha Degmada. Sidoo kale, waa muhiim in laga faa’iidaysto Maskaxda halyeeyada, ciyaartoydii hore iyo dhalinyarada ku howlan horumarinta ciyaaraha, si loo dhiso xul mideysan oo si wanaagsan u matasha Degmada Wadajir. Ugu dambeyn, waxaan ku boorrinayaa dhammaan bahda ciyaaraha Degmada Wadajir inay si daacadnimo, wada-shaqeyn iyo is-ixtiraam leh ula shaqeeyaan Macallinka Xulka, si loo gaaro hadaf mideysan. Wadajirnimo • Daacadnimo • Kartinimo • Guul ⚽🤝 Waxaa qoray Haldoor Hassan Mo'allim Osman
-
– photo post by @geega1
Photo post
Waxaan kugu bogadinayaa dadaalkii, waqtigii & maskaxdii aad ku bixisay guushan aad maanta xaqiijisay Waxaan kula dardaarmayaa inaad sii waddid dadaalka, aqoontaaadana aad sii horumarisid.
-
– photo post by @geega1
Photo post
Hambalyo dhammaan ardayda Fasalka 12aad, gaar ahaan ardayda Dugsiga Xalane. Waxaan idinku bogaadinayaa dadaalkii, waqtigii iyo maskaxdii aad geliseen waxbarashada, taas oo maanta idiin horseeday guushan aad xaqiijiseen. 👏❤️ Waxaan idinkula dardaarmayaa inaad sii waddaan dadaalka, aqoontiinnana sii horumariso. Guushani ha noqoto bilowga guulo ka waaweyn. 🎓✨ Hambalyo mar kale, mustaqbal wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa! ❤️
-
– photo post by @geega1
Photo post
Mardhow waxaa bilaaban doona shaacinta Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad, sannad-dugsiyeedka 2025/2026. 🤲 Ilaahay ha ka dhigo natiijo wanaagsan oo farxad gelisa dhammaan ardayda. ❤️
-
– photo post by @geega1
Photo post
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ogeysiinayaa maamulayaasha, waalidiinta iyo ardayda cabashada ka qaba natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026 in Axadda la bilaabayo qaabilaadda cabashooyinka. Cabashooyinka waxaa maalin kasta loo qaabili doonaa degmooyinka loo asteeyay, iyadoo waalidiinta iyo ardayda laga codsanayo inay yimaadaan Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir maalinta ku beegan degmada uu dugsigoodu ku yaallo. N.B: Khamiista waxaa si gaar ah loo qaabilayaa waalidiinta iyo ardayda ka maqnaaday maalmaha hore ee loo qorsheeyay.
-
– photo post by @geega1
Photo post
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda u fariisatay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026, isla markaana haysta aqoonsiga NIRA, in ay si degdeg ah iskaga diiwaangeliyaan mareegta hoos ku xusan. Diiwaangelintani waxay muhiim u tahay habsami u socodka hawlaha shahaado bixinta iyo xaqiijinta saxda ah ee xogta ardayda. Sidaas darteed, waxaa lagula dardaarmayaa dhammaan ardayda in ay si taxaddar leh oo waqti ku habboon ah u gutaan diiwaangelintooda. Mareegta Diiwaangelinta: https://student.emis.gov.so/students_with_nira_verification_add.php Mahadsanidiin. Wixii faahfaafin fadlan kala xiriir Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka Guud Abdiaziz Wali [email protected]
-
– video by @geega1
Xasan Yusuf Cabdulle (@Hassan Bruno) Walal, waxaad tahay qof leh ixtiraam, xushmad, iyo akhlaaq wanaagsan oo aan si fudud loo helin. Waxaan kuu rajaynayaa safar nabadgelyo iyo guul ku dhammaada. Ilaahay ha ku dhowro, hana kuu fududeeyo safarkaaga. Safar salaama, walaal. 🤲✈️ @Hassan Bruno🤟🏽 @CARAPINHO 2️⃣1️⃣
-
– video by @geega1
Tartamadu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah dadaallada lagu horumarinayo maskaxda, fahamka, iyo garaadka ardayda. Waa barnaamijyo si joogto ah sanad kasta loogu qabto ardayda, kuwaas oo kor u qaada aqoonta, kalsoonida, iyo tartanka wanaagsan. Ujeeddada tartankan waa kor u qaadidda heerka aqooneed ee ardayda, dhiirrigelinta waxbarashada, iyo kobcinta hibadooda. @Team Maka Lahoo 👐🏿225 @CAMERADA QARSOON📸 @@KEEPER BAABAJEY ⚽️🥅🏟
-
– video by @geega1
Shidanaa lee shidan karo
-
– video by @geega1
m.a ilahey ha idin dhiga kuwi qalbiyada iska jecel oo dalkoda iyo diintoda anfaca oo somalia meel sare geya😊🤍🇸🇴#foryoupage #viralvideo #fyp #motivation #@HALANE SCHOOL_✒️📖
-
– video by @geega1
Waxa muuqda waxa soo socda ka weyn🔥#viral?videotiktok #foryoupage #viralvideo #fyp
-
– video by @geega1
🦁🔥#viral?videotiktok #foryoupage #foryoupa #foryoupage #halistaweyn
-
– video by @geega1
Nasta 🔥#foryoupage #CapCut #viralvideo #@HALANE SCHOOL_✒️📖 @Japyarrrr🤟😝 @Dhagaweyne
-
– video by @geega1
*Madaxa Xafiiska Arrimaha Ardayda Dugsiga Xalane ahna Madaxa Emiska, Haldoor Xasan Macallin Cusmaan, ayaa maanta ardayda Fasalka 8-aad siiyey dardaaran, dhiirrigelin iyo waano muhiim ah, isagoo ku boorriyey inay dadaalkooda waxbarasho laba jibbaaraan, ilaaliyaan anshaxa wanaagsan, kana faa’iidaystaan waqtigooda si ay u gaaraan guul waxbarasho. 📚✨*#viralvideo #@HALANE SCHOOL_✒️📖 #
-
– video by @geega1
*Madaxa Xafiiska Arrimaha Ardayda Dugsiga Xalane ahna Madaxa Emiska, Haldoor Xasan Macallin Cusmaan, ayaa maanta ardayda Fasalka 8-aad siiyey dardaaran, dhiirrigelin iyo waano muhiim ah, isagoo ku boorriyey inay dadaalkooda waxbarasho laba jibbaaraan, ilaaliyaan anshaxa wanaagsan, kana faa’iidaystaan waqtigooda si ay u gaaraan guul waxbarasho. 📚✨*#motivation #foryoupage @HALANE SCHOOL_✒️📖
-
– video by @geega1
*🤲 Alle ha u fududeeyo imtixaanka, hana siiyo guul iyo natiijooyin wanaagsan. Aamiin.*#viralvideo #quransaarardeyda#foryoupage @HALANE SCHOOL_✒️📖
-
– video by @geega1
Wx ila tartama ii kena #geeg #fyp #foryou #foryoupage @HALANE SCHOOL_✒️📖 @qamariita3 @CAMERADA QARSOON📸 @Rr💕
Showing 23 of 1,604 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
Follower history
Recorded each time someone opens this profile here, so there are gaps between visits.
About @geega1
Joined TikTok