Hormuud Telecom (@hormuud)
Verified account
- Followers
- 74.7K followers
- Following
- 0 following
- Likes
- 888K
- Videos
- 371
- Avg length
- 1:10
Somalia’s leading telecommunications company, serving over 4 million customers.
Latest videos by Hormuud Telecom
-
– photo post
Photo post
Dabacsanaanta, dulqaadka iyo naxariistu waxay ka mid yihiin akhlaaqda wanaagsan ee Alle jecel yahay. Nebigeenna suuban ﷺ wuxuu ina faray inaan dadka oo dhan kula dhaqanno dabacsanaan iyo degganaansho, xitaa kuwa aan si wanaagsan noola dhaqmin. Dabacsanaantu waxay isu soo dhoweysaa quluubta…
-
– video
879 likes 9 comments 103 shares 84 saves
“Aabbayaasheen waxay nooga sheekeeyeen sida ay hantidooda ugu aamineen Hormuud, waxayna nagu dardaarmeen inaan annaguna hantideenna ku aamino Annaguna maanta waxaan Awlaadeenna kula dardaarmaynaa inay Hormuud hantidoodana ku aaminaan.” Suldaan Cali Xasan Qaaid Suldaan dhaqameedka degmada Afgooye…
-
– photo post
Photo post
Waxaan si rasmi ah xarigga uga jarnay laan cusub oo Hormuud Telecom ka hirgelisay Baar Ismaaciil ee degmada Afgooye. Laantan cusub waxay qayb ka tahay dadaalladeenna ku aaddan ballaarinta adeegyada aan bulshada u hayno iyo sida ay nooga go’an tahay inaan macaamiisheenna u soo dhoweyno adeegyo tayo…
-
– photo post
Photo post
Waxaan ku faraxsannahay in aan taabbagelinno Madasha Dhaqaalaha Wareega ee Soomaaliya (Somalia Circular Economy Forum 2026), kaas oo maanta lagu soo gabagabeeye magaalada Muqdisho. Madashan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta dhaqaalaha wareegga, maaraynta iyo dib-u-warshadaynta qashinka…
-
– video
4.8K likes 75 comments 262 shares 569 saves
Macmiil, haddii aad ka mid tahay adeegsadayaasha moobayllada Samsung noocyada ku shaqeeya shabakadda 5G, haddana aadan aqoon sida loo furo shabakadda 5G-ga, muuqaalkan kaga bogo oo ku raaxayso Hormuud 5G Internet. #5G #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
379 likes 5 comments 9 shares 44 saves
Farriinta bogaadinta Dr. Fardowsa Cabdisalaam Barre ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
308 likes 4 comments 5 shares 27 saves
Farriinta bogaadinta Dr. Najiib Ciise Diiriye ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
121 likes 2 comments 2 shares 14 saves
Farriinta bogaadinta Ururka Daawooleyda Soomaaliyeed ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
416 likes 37 comments 79 shares 49 saves
Farriinta bogaadinta Ururka Kalkaaliyaasha Soomaaliyeed ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
109 likes 1 comment 3 shares 10 saves
Farriinta bogaadinta Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
404 likes 3 comments 4 shares 35 saves
Farriinta bogaadinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo Leeyahay ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
322 likes 3 comments 14 shares 29 saves
Farriinta bogaadinta Isbitaalka hay'adda SOS ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
92 likes 2 comments 1 share 4 saves
Farriinta bogaadinta Isbitaalka Lazaretto Forlanini ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
579 likes 8 comments 17 shares 79 saves
Farriinta bogaadinta Xarumaha Dhimirka iyo Dhaqan-celinta Dr. Xabeeb ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
251 likes 2 comments 4 shares 9 saves
Farriinta bogaadinta Isbitaalka Hooyada iyo Dhallanka Banaadir ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
162 likes 0 comments 4 shares 12 saves
Farriinta bogaadinta Isbitaalka Madiina ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
230 likes 2 comments 1 share 14 saves
Farriinta bogaadinta Isbitaalka Tababarka iyo Cilmi-baarista ee Muqdisho Soomaali Turkish Recep Tayyip Erdoğan (Ex-Digfeer) ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
237 likes 2 comments 8 shares 28 saves
Xaaladda xanuunnada dhimirka ee Soomaaliya, noocyada xanuunnada dhimirka, sida loola tacaalo, habka ugu habboon ee loola dhaqmo dadka la nool xanuunnada dhimirka, fursadaha daawaynta iyo ka bogsashada, iyo caqabadaha weli hortaagan adeegyada caafimaad ee la xiriira xanuunnada dhimirka. Podcast-kan…
-
– video
123 likes 1 comment 1 share 10 saves
Soomaalidu waxay tiraahdaa: “Dhimir tagay, dhamaystir kuma soo laabto.” Haddaba, oraahdaasi ma sax baa marka laga eego dhinaca caafimaadka dhimirka? #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
213 likes 1 comment 8 shares 21 saves
Sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), ma sax baa in Soomaaliya saddexdii qofba mid ka mid ahi uu qabo cudur la xiriira caafimaadka dhimirka? #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
138 likes 3 comments 18 shares 10 saves
Dadka waswaaska qaba ma waxaa lagu tilmaami karaa inay qabaan cudur dhimir? #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
227 likes 2 comments 8 shares 24 saves
Ma sax baa in dadka Muslimiinta ah aysan ku dhicin cudurrada dhimirka, sida walwalka iyo niyad-jabka? #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
73 likes 3 comments 5 shares 7 saves
Waa maxay kaalinta Ururka Daawooleyda Soomaaliyeed, Somali Medicine Importers and Distributors Association (SOMIDA) ee horumarinta tayada adeegyada caafimaadka? #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
90 likes 3 comments 2 shares 8 saves
Farriinta bogaadinta Isbitaalka Keysaney ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
170 likes 0 comments 8 shares 13 saves
Farriinta bogaadinta Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ee Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya. #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
144 likes 3 comments 4 shares 13 saves
Waa maxay kaalinta daawooyinka dhaqanka ama kuwa dhirta laga sameeyo, sida madaawaadka? #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
217 likes 5 comments 12 shares 19 saves
Waa maxay sababta dhallinyarada Soomaaliyeed looga iibiyo daawooyinka dhimirka ee la-qabsiga leh? #CaafimaadSoomaaliyeed #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
136 likes 2 comments 14 shares 14 saves
Waa sidee aqoonta farmashiilayaasha Soomaaliyeed ee daawooyinka iibiya? #Caafimaadka Soomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
142 likes 2 comments 6 shares 10 saves
Xaaladda daawooyinka Soomaaliya, heerka tayadooda, kaydintooda, iibintooda, aqoonta farmashiilayaasha, khaladaadka jira iyo sida loo sixi karo. Podcast-kan oo dhammaystiran ka daawo barteenna YouTube-ka. #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
-
– video
222 likes 2 comments 29 shares 16 saves
Waa maxay kharataha ka dhalan kara daawooyinka lugu kaydiyo meelo aan heerkul ahaan ku haboonayn? #CaafimaadkaSoomaaliya #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Showing 30 of 371 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
Hormuud Telecom TikTok stats
Hormuud Telecom (@hormuud) has 74,697 TikTok followers as of . That is about 74.7K followers.
- Followers
- 74,697
- Likes
- 888,068
- Videos
- 371
- Verified account
- Yes
- Organization account
- Yes
- Likes per video
- 2.4K
- Average video length
- 1:10
- Median per post
- 1.4K views · 217 likes · 2 comments · 8 shares · 14 saves
- Average engagement per view - follower
- 16.0% - 0.01
- Average views per follower
- 0.03
- Most viewed recent posts
- “Macmiil, haddii aad ka mid tahay adeegsadayaasha…” · 27.4K views · 4.8K likes · 75 comments ·
- ““Aabbayaasheen waxay nooga sheekeeyeen sida ay hantidooda…” · 4.7K views · 879 likes · 9 comments ·
- “Farriinta bogaadinta Ururka Kalkaaliyaasha Soomaaliyeed ee…” · 2.9K views · 416 likes · 37 comments ·
- Last post
- (1 day before this check)
- Posting rate
- about 7.8 posts a week
- Post types
- 27 videos, 3 photo posts
- Hashtags used most
- #GuulSoomaaliyeed (29), #CaafimaadkaSoomaaliya (23), #BGS26 (15), #Hormuud (14), #Afgooye (2)
Hormuud Telecom follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About Hormuud Telecom
Account created