iM252 (@im252real)
- Followers
- 85.8K followers
- Following
- 134 following
- Likes
- 727K
- Videos
- 228
- Avg length
- 0:57
Somali Tech Expo 2026, waa bandhigga teknoolaji ugu weyn dalka, nagu soo biir.
Latest videos by iM252
-
– video
120 likes 3 comments 1 share 8 saves
Teknoolajiyadaha ay adeegsato LikeNew ee aan horey dalka loo keenin. Nala daawo Mr. Abdirazak, madaxa Suuqgeynta LikeNew oo ka faalloonaya. #STE2026
-
– video
114 likes 3 comments 7 shares 3 saves
Xiisaha & xamaasadda Bandhigga, nala daawo! #STE2026
-
– photo post
Photo post
Maalin kale oo Xamaasad Leh oo ka Tirsan Somali Technology Expo 2026 Qaar ka mid ah sawirradii maanta laga qaaday bandhigga, oo ay ka mid yihiin dadka ka qaybgalaya hadal-jeedinnada shirkadaha, qaybta nasiib-qaybsiga iyo jawiga guud ee bandhigga. #STE2026 #SomTechExpo #Tikitsom #Day2
-
– video
179 likes 5 comments 4 shares 11 saves
Muuqaallo kooban oo ka tarjumaya jawiga bandhigga, ka qaybgalka bulshada iyo hal-abuurka teknoolajiyadeed ee lagu soo bandhigay Muqdisho. Waxay ahayd fursad ay shirkadaha, hal-abuurayaasha iyo bulshada xiisaysa teknoolajiyaddu isugu yimaadeen, kuna wadaageen fikrado iyo adeegyo cusub oo…
-
– video
118 likes 3 comments 3 shares 7 saves
"Somali Technology Expo, wuxuu suurtagaliyey in ay dhallinyaradu helaan madal ay kusoo bandhigaan Hibadooda iyo hankooda Tiknoolajiyadeed" Team Alamtara. #STE2026 #SomTechExpo #Tikitsom #Day2
-
– video
114 likes 1 comment 1 share 7 saves
Yaan lagaaga sheekeyn! Indhahaaga ku soo arag agabyada lagu sameeyey 3D Printing Technology ee ay iForge ku soo bandhigayso maalinta labaad ee Somali Technology Expo 2026. Ha moogaan fursaddan gaarka ah ee aad ku baran karto hal-abuurka iyo awoodda tiknoolajiyadda daabacaadda 3D. Iska diiwaangeli…
-
– video
99 likes 0 comments 2 shares 5 saves
Nala soo dhaweeya AMKA STOCK! Maalinta labaad ee Somali Technology Expo 2026, Amka Stock waxay idiin haysaa xalal teknoolajiyadeed oo ganacsigaaga iyo shaqadaada fududaynaya. Ha moogaan fursadda aad ku baran karto adeegyada ay bixiyaan iyo xalalka ay ganacsigaaga u hayaan! Iska diiwaangeli…
-
– photo post
Photo post
Sawirro: Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026 Shirkado, hal-abuurayaal iyo dhalinyaro ayaa isugu yimid maalinta labaad ee bandhigga, iyagoo soo bandhigaya adeegyo, fikrado iyo xalal teknoolajiyadeed oo gacan ka geysanaya horumarka dalka. #STE2026 #SomTechExpo #Tikitsom #Day2
-
– photo post
Photo post
Maalinta labaad ee Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya, Somali Technology Expo 2026, ayaa si xamaasad leh uga socoda Beerta Banaadir. Shirkadaha iyo hal-abuurayaashu waxay sii wadaan soo bandhigista xalalkooda teknoolajiyadeed, halka booqdayaashuna ay fursad u helayaan inay wax cusub…
-
– photo post
Photo post
Maalinta labaad ee Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya, Somali Technology Expo 2026, ayaa si xamaasad leh uga socoda Beerta Banaadir. Shirkadaha iyo hal-abuurayaashu waxay sii wadaan soo bandhigista xalalkooda teknoolajiyadeed, halka booqdayaashuna ay fursad u helayaan inay wax cusub…
-
– video
199 likes 2 comments 12 shares 17 saves
-
– video
22 likes 0 comments 3 shares 1 save
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo qeyb weyn ka qaadatay Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya ayaa macaamiisha soo booqatay siiyey sim-kaaro free ah iyo adeegyo qiimo dhimis weyn loogu sameeyey bandhigga dartiis. Mahadsanidiin Hormuud Telecom. #STE2026
-
– video
139 likes 3 comments 0 shares 8 saves
Astaan Tech oo ka mid ah shirkadaha xalal teknoolaji muhiim ah ku soo bandhigay Somali Technology Expo ayaa qaabilay bulsho badan oo xiiseysa teknoolajiyadda. Soo booqo berri adigana. #STE2026
-
– video
69 likes 0 comments 4 shares 1 save
Halkan ayaa fikradaha casriga ah lagu beddelaa xalal dhab ah. La kulan Alamtara oo ka qaybgalaya Somali Technology Expo 2026 oo ku soo bandhigaya fikradaha iyo xalalkooda. Gelitaanku waa bilaash Isdiiwaangeli: https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn…
-
– video
115 likes 1 comment 8 shares 7 saves
Diyaargarowga Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya ayaa si xawli ah uga socda Beerta Banaadir. Gelitaanku waa bilaash Isdiiwaangeli: https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaliya. 📍Beerta Banaadir, Muqdisho. 📆 28 - 29…
-
– video
1.6K likes 48 comments 368 shares 173 saves
Ma ogtahay in gelitaanka Beerta Banaadir uu bilaash yahay inta uu socdo Somali Technology Expo 2026? Isdiiwaangeli TikitSom.com, keliya diyaarso QR-code-ka ticketkaaga si aad ugu gasho goobta bandhigga. Gelitaanku waa bilaash Isdiiwaangeli: https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka…
-
– video
113 likes 2 comments 2 shares 6 saves
Nala soo dhaweeya Nasiye, oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026. Nagu soo booqo bandhigga si aad u ogaato adeegyada iyo xalalka teknoolajiyadeed ee ay bixiyaan. Iska diiwaangeli bilaash: https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin…
-
– video
1.1K likes 11 comments 98 shares 110 saves
Nala daawo Eng. Mohamud Osman, aasaasaha Dugsiiye, iyo fariintiisa ku aadan Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026. Dugsiiye, waxay door muhiim ah ka qaadataa horumarinta aqoonta teknoolajiyadda iyo barashada barnaamij-samaynta. Iska diiwaangeli https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan…
-
– video
54 likes 1 comment 1 share 5 saves
Waliba èèd Ingli hinshaalsinaa ini Ani ku qiibgali Bandhigi Somali Technology Expo 2026 ingku moqinaatoy adiini oo qobsoy booska. Isky diiwaangeli" STIN director. Isky diiwaangeli Link gu hoos eh https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda…
-
– video
72 likes 0 comments 19 shares 10 saves
Somali Technology Expo 2026 waa yimid! Hadiyado, fursado nasiib, hal-abuur iyo xalal teknoolajiyadeed oo cusub ayuuna la yimid Berri saacadda 8:00 subaxnimo ayaan kugu sugeynaa Beerta Banaadir. Tikitkaaga iyo QR code-kaaga ha ilaawin! https://tikitsom.com/events/ste2026 Saaxiibbadaa la imow, hana…
-
– video
414 likes 6 comments 45 shares 45 saves
Hal maalin oo keliya ayaa ka harsan Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaaliya! Tikitkaagu waa bilaash, isdiiwaangelintuna waa sahlan tahay. Iska diiwaangeli hadda https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaliya. 📍Beerta Banaadir…
-
– video
116 likes 1 comment 9 shares 6 saves
Tiknoolajiyad loo dhan yahay waxay qof walba u abuurtaa fursado. La kulan Somali Assistive Technology Institute (SATI) oo bandhigaya sida tiknoolajiyadu ugu fududayn karto dadka aragga naafada ka ah waxbarashada, shaqada iyo nolol maalmeedka. Gelitaanku waa bilaash Isdiiwaangeli…
-
– video
646 likes 15 comments 174 shares 81 saves
Laba maalmood oo ay teknoolajiyaddu kulminayso hal-abuurka, shirkadaha iyo xalalka dijitalka ah! Somali Technology Expo 2026 Gelitaanku waa bilaash Isdiiwaangeli: https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaliya. 📍Beerta Banaadir…
-
– video
75 likes 2 comments 6 shares 3 saves
Nala soo dhaweeya Kaafiye Technology Center, oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya Bandhigga Teknoolajiyadda Soomaaliya 2026. Nagu soo booqo bandhigga si aad u ogaato adeegyada iyo xalalka teknoolajiyadeed ee ay bixiyaan. Iska diiwaangeli bilaash: https://tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan…
-
– video
74 likes 1 comment 0 shares 5 saves
Ma u baahan tahay softwares iyo xalal teknoolajiyadeed oo ganacsigaaga iyo shaqadaada fududeeya? Amka Stock ayaa ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya Somali Technology Expo 2026. Ku soo booqo bandhigga si aad wax badan uga ogaato adeegyada ay bixiyaan. Iska diiwaangeli bilaash…
-
– video
292 likes 8 comments 26 shares 25 saves
Ma ogtahay in aad hal goob kula kulmi karto shirkado, hal-abuurayaal iyo xalal teknoolajiyadeed oo kala duwan? Beerta Banaadir, Muqdisho Gelitaanku waa bilaash! Isdiiwaangeli: https://tikitsom.com/events/ste2026 Somali Technology Expo 2026 — Ha maqnaan! #iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
-
– video
584 likes 11 comments 108 shares 76 saves
Ma ogtahay in 30 ilbiriqsi gudahood aad isku diiwaangelin karto Somali Technology Expo 2026 adigoon password u baahnayn? Gal http://Tikitsom.com ku gal Gmail-kaaga, hel tigidhkaaga bilaashka ah! Beerta Banaadir | 28–29 October #iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
-
– video
102 likes 4 comments 2 shares 13 saves
Nala soo dhaweeya Sanguni Electronics oo agabyo iyo xalal teknoolaji ku soo bandhigi doona Somali Technology Expo 2026. Halkan iska diiwaangeli haddii aadan weli isdiiwaangelin tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaliya. 📍Beerta…
-
– video
116 likes 1 comment 1 share 9 saves
Sahmiye App ayaa kugu sugaya Somali Technology Expo 2026, Ha maqnaan, hana ka mashquulin, Beerta Banaadir 28ka & 29ka Oct. Iska diiwaangeli tikitsom.com/events/ste2026 #iM252 #Tikitsom #SomTechExpo
-
– video
79 likes 4 comments 3 shares 9 saves
La kulan Somali Technology Influencers muhiim u ah bulshada sida Eng Yuyu maalmaha Arbacada & Khamiista ee 28ka & 29ka October. Iska diiwaangeli tikitsom.com/events/ste2026 Ha maqnaan, hana ka mashquulin Bandhigga Ugu Weyn Teknoolajiyadda Soomaliya. 📍 Beerta Banaadir, Muqdisho. 📆 28 - 29 October 🧭…
Showing 30 of 228 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
iM252 TikTok stats
iM252 (@im252real) has 85,781 TikTok followers as of . That is about 85.8K followers.
- Followers
- 85,781
- Likes
- 726,709
- Videos
- 228
- Likes per video
- 3.2K
- Average video length
- 0:57
- Median per post
- 908 views · 116 likes · 3 comments · 4 shares · 8 saves
- Average engagement per view - follower
- 13.5% - under 0.01
- Average views per follower
- 0.02
- Most viewed recent posts
- “Ma ogtahay in gelitaanka Beerta Banaadir uu bilaash yahay…” · 16.5K views · 1.6K likes · 48 comments ·
- “Nala daawo Eng. Mohamud Osman, aasaasaha Dugsiiye, iyo…” · 8.2K views · 1.1K likes · 11 comments ·
- “Ma ogtahay in 30 ilbiriqsi gudahood aad isku diiwaangelin…” · 5.1K views · 584 likes · 11 comments ·
- Last post
- (16 days before this check)
- Posting rate
- about 8.1 posts a week
- Post types
- 26 videos, 4 photo posts
- Hashtags used most
- #Tikitsom (25), #SomTechExpo (23), #iM252 (17), #STE2026 (13), #Day2 (7)
iM252 follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About iM252
Account created