Mohamed Kheire (@mokeire)
- Followers
- 3.6K followers
- Following
- 181 following
- Likes
- 38.6K
- Videos
- 131
- Avg length
- 0:40
Official Account Minister Of Internal security Hirshabelle State Somalia
Latest videos by Mohamed Kheire
-
– video Pinned
Waxaan maanta guddoomiyay shirkii billaha ahaa ee shaqaalaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Hirshabelle. #fyp #hirshabelle💙🤍💚 #somalitiktok #foryoupage #historia
-
– video Pinned
Macalin Cabaas iyo Kooxda Hirshabelle . Xoog weenta waa udiyaar Finalka💪🏾. #Hirshabelle #Guul #HirshabelleFuns #somalitiktok .
-
– video
39 likes 1 comment 1 share 5 saves
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Hirshabeelle, magaalada Jowhar. #fyp #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚 #villasomalia
-
– video
433 likes 19 comments 41 shares 47 saves
Waxaan ku jirnaa Diyaar garowgii ugu danbeyay ee Munasabadda xarig jarka wasaradda Amniga Gudaha Dowladda Hirshabelle. #fyp #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚 #onthisday
-
– video
281 likes 11 comments 15 shares 28 saves
Maanta iyo Jimceesiga Jowhar . #fyp #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
250 likes 12 comments 3 shares 33 saves
Lajirka Madaxweyne Gudlawe. #fyp #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
159 likes 1 comment 4 shares 8 saves
Shirka Golaha wasiiradda Dowladda Hirshabelle. #fyp #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚 #onthisday
-
– video
350 likes 19 comments 27 shares 41 saves
Villa Hirshabelle. #fyp #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
86 likes 6 comments 4 shares 10 saves
Doorashada Hogaamiyaha Iyo Hogaamiye ku xigeenka Dowladda Hirshabelle ✅. #fyp #onthisday #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
1.1K likes 27 comments 26 shares 103 saves
Kusoo dhawaaw Jowhar Madaxweynaha Baraha Bulshada @Bilaal bulshaawi . #fyp #onthisday #somalitiktok #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
34 likes 1 comment 0 shares 0 saves
Waxaan ku wehliyay Madaxweyne Cali Gudlawe qaadashada Shahaadada Musharaxnimada Hogaamiyaha Dowladda Hirshabelle. #fyp #onthisday #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
237 likes 13 comments 37 shares 26 saves
Doorashada Gudoonka Golaha Wakiilada Dowladda Hirshabelle ✅. #fyp #onthisday #somalitiktok #foryoupage #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
116 likes 5 comments 4 shares 12 saves
Dorashada Gudoonka Golaha Wakiilada Hirshabelle ✅. #fyp #onthisday #foryoupage #somalitiktok #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
228 likes 11 comments 21 shares 27 saves
Masuuliyada la ii dhiibtay waxaan u arkaa amaano qaran, gudashadeedana waxaan ka dhigi doonaa mudnaanta 1-Aad. #fyp ##onthisday #foryoupage #somalitiktok #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
510 likes 16 comments 22 shares 65 saves
Biloow baraka leh . Xildhiban Golaha wakiilada Hirshabelle ✅. #fyp #onthisday #foryoupage #somalitiktok #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
63 likes 1 comment 2 shares 9 saves
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle iyo Mashuliyiinta Beesha ayaa maanta yeeshay kulan is-xogwaraysi ah. #fyp #onthisday #foryoupage #somalitiktok #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
53 likes 1 comment 0 shares 4 saves
Wabiga Shabelle #Jowhar . Video @Mohamed Khadar Abdiqafar🇸🇴 . #onthisday #fyp #foryoupage #somalitiktok
-
– video
92 likes 5 comments 3 shares 6 saves
#onthisday 05 October. Hambalyo #hirshabelle💙🤍💚
-
– video
485 likes 22 comments 28 shares 52 saves
Waxaan saaka dhiibtay codkayga. Muwaadinow, codkaaga dhiibo. noqo mid wax doorta, isagana la doorto. #doorasho #jsp #fyp #foryoupage #somalitiktok
-
– video
181 likes 8 comments 4 shares 28 saves
Waxaan maanta dib usoo Gaarnay Caasimada Dowlada Hirshabelle ee Jowhar si loo xoojiyo Oloalaha Doorashada Qof iyo Codka ah. #jsp #fyp #foryoupage #somalitiktok
-
– video
67 likes 1 comment 1 share 8 saves
Maanta waxaan ka qeyb galay munaasabadda daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Bed-qabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidan iyo Colaadaha Hubaysan. #AmnigaGudaha #fyp #foryoupage #somalitiktok #cxds🇸🇴
-
– video
162 likes 5 comments 5 shares 20 saves
Aragtidayda ku aaddan muhiimadda Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha 2026. #AmnigaGudaha. #fyp #foryoupage #somalitiktok
-
– video
250 likes 24 comments 43 shares 56 saves
Waxaan maanta khudbad heer keedu sareeyo ka jeediyay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha, wada-shaqeynta hay’adaha amniga, iyo sidii loo heli lahaa hannaan amni oo waara oo ku dhisan iskaashi iyo isku-duubni qaran. Khudbaddayda waxaan ku adkeeyay…
-
– video
37 likes 1 comment 1 share 4 saves
This is Somalia 🇸🇴 I am Proud of our youth 🇸🇴❤️. #fyp #foryoupage #somalitiktok #100k #2026
-
– video
193 likes 6 comments 19 shares 27 saves
Waxaan maanta kulan muhiim ah la qaatay Hay’adda IOM, waxaana ka wada hadalnay sidii loo sii xoojin lahaa loona dardargelin lahaa howlaha mudnaanta u leh Wasaaradda Amniga iyo guud ahaan shacabka Hirshabelle. #fyp #foryoupage #somalitiktok #100k
-
– video
213 likes 8 comments 9 shares 27 saves
Maanta waxaan magaalada Muqdisho kaga qeyb galay shir muhiim ah oo looga hadlayay amniga dalka, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. #fyp #foryoupage #somalitiktok
-
– video
59 likes 1 comment 1 share 4 saves
Jowharoo Barwaaqa ah. #fyp #foryoupage #somalitiktok #100k #2026
-
– video
79 likes 2 comments 0 shares 7 saves
Waxaan maanta ka qeyb galay shirka amniga ee uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe). Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga, dardargelinta howlgalada lagu sugayo nabadgelyada deegaanada Hirshabeelle, iyo qiimeynta…
-
– video
808 likes 21 comments 54 shares 118 saves
Waxaan maanta kulan lagu soo dhaweenayay oo qado sharaf ah jowhar ugu sameenay Ugaas Gaaljecel Ugaas Abdirahman iyo Isloow Eng Abdifitah. #fyp #foryoupage #somalitiktok #100k
-
– video
42 likes 1 comment 4 shares 6 saves
Waxaan maanta ka qeeb galay shirka Amniga Dowladda Hirshabelle ee uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle. #fyp #foryoupage #somalitiktok #2026 #hirshabelle💙🤍💚
Showing 30 of 131 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
Mohamed Kheire TikTok stats
Mohamed Kheire (@mokeire) has 3,593 TikTok followers as of . That is about 3.6K followers.
- Followers
- 3,593
- Likes
- 38,599
- Videos
- 131
- Likes per video
- 295
- Average video length
- 0:40
- Median per post
- 1.1K views · 172 likes · 6 comments · 4 shares · 23 saves
- Average engagement per view - follower
- 13.9% - 0.07
- Average views per follower
- 0.52
- Most viewed recent posts
- “Waxaan maanta kulan lagu soo dhaweenayay oo qado sharaf ah…” · 10.9K views · 808 likes · 21 comments ·
- “Kusoo dhawaaw Jowhar Madaxweynaha Baraha Bulshada . 💙🤍💚” · 5.8K views · 1.1K likes · 27 comments ·
- “Biloow baraka leh . Xildhiban Golaha wakiilada Hirshabelle…” · 4.4K views · 510 likes · 16 comments ·
- Pinned posts
- 2, with 151K and 2.8K views
- Last post
- (2 days before this check)
- Posting rate
- about 1.2 posts a week
- TikTok content labels
- Random Shoot (3 of 6 posts), Others (3 of 6 posts)
- Hashtags used most
- #somalitiktok (29), #hirshabelle (19), #onthisday (12), #2026 (5), #100k (5)
Mohamed Kheire follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About Mohamed Kheire
Account created