OLLA MEDIA (@ollamedia1)
- Followers
- 55K followers
- Following
- 219 following
- Likes
- 657K
- Videos
- 459
- Avg length
- 4:10
Ku soo biir barta rasmiga ah ee Olla Media TikTok Youtube Olla Media Facebook Olla media 📞 Nala soo xiriir: +254 704 009 811
Latest videos by OLLA MEDIA
-
– video
262 likes 4 comments 31 shares 56 saves
Ciidamada milatariga ee qaybta Oromada ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaaday magaalada Mooyaale, iyagoo weerarka ka fuliyay xaafado kala duwan oo magaalada ku yaalla, gaar ahaan gudaha magaalada Mooyaale. Xaaladda magaalada Mooyaale ayaa maalintii shalay ahayd ahayd mid deggan, iyadoo…
-
– video
99 likes 7 comments 4 shares 21 saves
Speaker-ka Barlamaanka Mandera County, Hon. Omar Mohamed Maalim (Omar Sala), ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qoysaska iyo dhammaan dadka ay ka geeriyoodeen dadkii lagu dilay weerarkii ka dhacay deegaanka Xagarsu, waddada Arabia ee gobolka Mandera
-
– video
4.6K likes 69 comments 448 shares 1.1K saves
Siddeed Qof Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo Ah Oo Saake Ka Dhacay Mandera...
-
– video
505 likes 5 comments 32 shares 127 saves
Warbixin ) Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in ku dhowaad 40,000 oo muwaadiniin Itoobiyaan ah ay ka soo gudbeen xuduudda labada dal, kuwaas oo magangalyo ka raadsaday gudaha Kenya, kaddib markii ay sii xoogaysteen colaadaha ka socda qaybo ka mid ah dalka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya…
-
– video
36 likes 1 comment 0 shares 8 saves
Macalinka Dardegda waxbaray oo dhira galiyay
-
– video
398 likes 21 comments 24 shares 111 saves
Waxaa maanta xaflad qalin-jabin ah loo qabtay 39 arday oo muddo afar bilood ah ku baranayay xifdinta iyo akhriska Qur’aanka Kariimka ah, kuwaas oo waxbarashadooda ku qaatay Magalada Mandera,
-
– video
126 likes 1 comment 9 shares 14 saves
39 ARDAY OO KA QALIN-JABIYAY DUF CADDII LABAAD EE BARASHA QADA EE MUDO AFAR BILOOD AH EE MAGALADA MANDERA
-
– video
382 likes 11 comments 21 shares 93 saves
calemasarka hogamiyaha cusub ee dhalinyarada besha Dagodia
-
– video
309 likes 28 comments 22 shares 82 saves
Guddoomiyaha cusub ee dhallinyarada beesha Degodia ee magaalada Mandera, Hon. Noor Mohamed Dahir, oo munaasabadda kaddib khudbad ka jeediyay goobta, ayaa ka hadlay muhiimadda midnimada iyo wadajirka bulshada, isaga oo dhallinyarada ugu baaqay inay doorkooda ka qaataan horumarka beesha…
-
– video
760 likes 10 comments 93 shares 202 saves
WAR DEGDEG AH: Waxaa la soo gabagabeeyay howlgalka samatabbixinta dadkii ku hoos jiray dabaqii ku dumay Islii, siddeed qof oo meydkooda la helay.
-
– video
376 likes 29 comments 35 shares 93 saves
Baryow oo ilmeyay......
-
– video
1.9K likes 32 comments 133 shares 457 saves
Barasaabka Mandera Maxamed Aadan Khaliif oo Booqday Dadka Rayidka ah ee ku Dhaawacmay Dagaalka Mooyaale, Isbitaalka Mandera Referral Hospital-na laga Wado Adeegyo Baaritaan iyo Daaweyn Indhaha ah oo Bilaash ah
-
– video
84 likes 4 comments 0 shares 18 saves
Abkey Mohamed oo Taageero u Muujiyay Omar Mohamed Maalim (Omar Sala) Musharraxnimada Xildhibaanka Mandera East 2027
-
– video
289 likes 8 comments 9 shares 79 saves
warka ugudambeyay ee xafada isli ee xafada isli
-
– video
814 likes 11 comments 26 shares 203 saves
Barasaabka Ismaamulka Nairobi, Johnson Sakaja, ayaa xilkii ka qaaday Geoffrey Mosiria, oo ahaa madaxa waaxda ka-qaybgalka dadweynaha iyo adeegga macaamiisha ee dowladda ismaamulka Nairobi. Xil ka qaadista ayaa timid maalmo kaddib markii Mosiria uu shaaciyay inuu u tartamayo kursiga guddoomiyaha…
-
– video
33 likes 2 comments 3 shares 11 saves
Mucjisa kadacday saudi Arabia
-
– video
77 likes 1 comment 11 shares 17 saves
Ciidamo taabacsan hoggaamiyihii hore ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa dib ula wareegay magaalooyin ay ka mid yihiin Buurhakaba, Qansaxdheere, Bardaale iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Baay, arrintaas oo cadaadis cusub ku abuurtay dowladda…
-
– video
1.2K likes 23 comments 81 shares 254 saves
xisad cusub ee Deganka karo ee magalada mandera
-
– video
966 likes 41 comments 106 shares 146 saves
Hadan Telefonka keen dahno waxay dahaya wabiga ayan iskuridayna
-
– video
178 likes 2 comments 6 shares 27 saves
Musharraxa Xildhibaanimada Mandera East, Hon. Axmed Cali Maadey, ayaa maanta magaalada Nairobi lagu caleema-saaray, iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada 2027. Olla Media |
-
– video
96 likes 4 comments 1 share 18 saves
GARE ELDERS FULLY ENDORSE CS BILLOW FOR TAKABA MP 2027
-
– video
254 likes 6 comments 11 shares 56 saves
GRAND ODKOYA FULLY ENDORSES CS BILLOW FOR TAKABA MP 2027! @ollamedia_ @ABDIHAĶÎM [Evra Offical📸]🇰🇪 #videoviraltiktok #foryoupage #somalitiktok #takaba
-
– video
40 likes 2 comments 3 shares 7 saves
GRAND ODKOYA FULLY ENDORSES CS BILLOW FOR TAKABA MP 2027!
-
– video
261 likes 12 comments 22 shares 63 saves
Cs Billow for Takaba 2027
-
– video
296 likes 11 comments 9 shares 60 saves
Cs Billow for Takaba 2027
-
– video
242 likes 11 comments 10 shares 45 saves
GRAND WELCOME TO CS BILLOW
-
– video
31 likes 3 comments 3 shares 7 saves
Hon billow for Mandera west full video watch on our facebook page Olla media
-
– video
3.3K likes 81 comments 213 shares 650 saves
Magaalada Mandera ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay Sheekh Cabdulfataax Sabdow Daqane, oo ah Qaari xambaarsan cilmiga 10-ka Qiraa ee Qur’aanka Kariimka.
-
– video
135 likes 3 comments 6 shares 26 saves
wax badan kabaro imam Dhahabi
-
– video
179 likes 0 comments 13 shares 27 saves
Xaflad Qalin-jabin ah oo Loo Qabtay Ardayda PP2, Grade 3 iyo Grade 6 ee iskoolka Imaamu Dahabi ee Magaalada Mandera. OLLA MEDIA
Showing 30 of 459 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
OLLA MEDIA TikTok stats
OLLA MEDIA (@ollamedia1) has 54,985 TikTok followers as of . That is about 55K followers.
- Followers
- 54,985
- Likes
- 656,735
- Videos
- 459
- Likes per video
- 1.4K
- Average video length
- 4:10
- Median per post
- 4.7K views · 262 likes · 8 comments · 12 shares · 58 saves
- Average engagement per view - follower
- 6.3% - 0.01
- Average views per follower
- 0.19
- Most viewed recent posts
- “Siddeed Qof Oo Lagu Dilay Weerar Gaadmo Ah Oo Saake Ka…” · 74.7K views · 4.6K likes · 69 comments ·
- “Magaalada Mandera ayaa maanta si diirran loogu soo…” · 48.7K views · 3.3K likes · 81 comments ·
- “Barasaabka Mandera Maxamed Aadan Khaliif oo Booqday Dadka…” · 30K views · 1.9K likes · 32 comments ·
- Last post
- (less than a day before this check)
- Posting rate
- about 5 posts a week
OLLA MEDIA follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About OLLA MEDIA
Account created