xirfadlay (@xirfadlay1)
- Followers
- 9.6K followers
- Following
- 1 following
- Likes
- 74.9K
- Videos
- 654
- Avg length
- 2:42
📚 Baro Xirfado Cusub 💬 WhatsApp: +252 904 620 742 🌐 xirfadlay.com
Latest videos by xirfadlay
-
– video
Pinned
1.5K likes 8 comments 194 shares 653 saves
3 Ai Tools oo ka cawinaya in aad sameyso muuqaalo 👏 #fallow #Xirfadlay #DigitalSkills #SomaliCreators #ContentCreation
-
– video
Pinned
124 likes 2 comments 7 shares 13 saves
Qaxwo iyo xirfad cusub! ☕💻 Mid ka mid ah ardayda Xirfadlay oo koorsada Video Editing ku baranaysa maqaaxi. Meel kasta oo aad joogto, waqtigaaga u beddel aqoon iyo xirfad. Adiguna maanta ka bilow 👉 Xirfadlay
-
– video Pinned
Jimce Wanaagsan Team Xirfadlay
-
– video
8 likes 0 comments 1 share 0 saves
Shaqo la’aan ma tahay? CV qalalan ha ku ekaan—samayso Portfolio!
-
– video
Ma rabtaa inaad barato sida loo dhiso Online Store lacagna uga sameyn kart adigoon alaab kaydsan? 🛒 Baro Dropshipping: Shopify, Product Research, ChatGPT iyo Digital Marketing. Bilow barashadaada maanta — Xirfadlay Academy! #Dropshipping #Shopify #Ecommerce #DigitalBusiness #OnlineBusiness
-
– video
29 likes 2 comments 3 shares 0 saves
Kulanka xiga ee bilyareenada 😄😄
-
– photo post
Photo post
Ninkii ahaa Jensen Huang, ahna aasaasihii aasaasay shirkadda Nvidia xalay baa nolosha lagu qabtay, oo waliba dabaylaha la raaciyaay 😄 Runtii dunidan Tech-ka yaabkeedaa iska badan. Shalay oo ay taariikhdu ku astaysneed November 12, 2026 ayaa waxaa is casilay (is casilaadna ma ahaynee) Jensen Huang…
-
– photo post
Photo post
Canada ma jeceshahay inaad aadid? 🇨🇦 Dowladda Canada waxay shaacisay Rural Community Immigration Program cusub oo permanent ah, kaas oo furmaya January 1, 2027. Sannadka 2027 waxaa program-kan loo qorsheeyay 5,500 admission spaces, waxaana la filayaa inay ka qayb qaataan 14 communities oo Canada…
-
– photo post
Photo post
Meherad kasta, ha ahaato meherad yar ama shirkad weyn oo caalami ah, waxay ku taagan tahay hal tiir oo go'aamiya jiritaankeeda: tirooyinka iyo xisaabta. Tirooyinkuna been ma sheegaan. Hase ahaatee tirooyinku iskood isu ma fasiraan. Waxay u baahan yihiin xirfadle yaqaanna sida looga hadalsiiyo. Ma…
-
– photo post
Photo post
Turjum qoraalka adigoon tab kale furin. Kala soo bax magacyada koowaad adigoon dib u qorin. Filter garee shaqooyinkaaga adigoon beddelin view-ga team ka. 5 Google Sheets tricks, formulas iyo tallaabooyin aad isla maanta isticmaali karto. Ma rabtaa inaad sidoo kale horumariso xirfaddaada Excel?…
-
– video
64 likes 2 comments 1 share 6 saves
Maalin ila joog office-ka Xirfadlay ee Belgium 🇧🇪 | Vlog yar
-
– photo post
Photo post
Mararka qaar qofku wuxuu joogi karaa tuulo ama baadiye, laakiin riyadiisu waxay gaari kartaa technology, skills iyo mustaqbal weyn. Maanta meel kasta oo aad joogto, internet-ka iyo barashada saxda ah waxay kuu furi karaan albaab cusub. Uma baahnid inaad magaalo weyn joogto si aad u barato skill…
-
– photo post
Photo post
Af ingiriisiga sidee isku tihiin? Ma jirtaa oo ma la kulantay dhacdooyin aad jeclaysatay inaad af ingiriisgia hore u baran lahayd? oo kaa hor-istaagay tallaabooyin badan oo aad qaadi lahayd, isla markaana albaabo badan kaa xidhay? Runtii Af-ingiriisgu maanta ma aha oo kaliya af la mid ah afafka…
-
– video
52 likes 2 comments 0 shares 7 saves
Farqiga mahan jamacad ama xirfada ee wadada saxda aad dooran laheyd 👏. #Xirfadlay #OnlineBusiness #ContentCreation #SomaliCreators #BusinessSkills
-
– video
2 likes 0 comments 1 share 0 saves
Course Cusub: Alifka iyo Hingaadda — Aasaaska Akhriska Carabiga iyo Qur’aanka Baro xarfaha Carabiga, ku dhawaaqistooda, kicinta shaqallada, hingaadda iyo farbarashada. Waxaan kaaga bilaabaynaa aasaaska, iyadoo cashirrada laguugu sharxayo Af-Soomaali. Ka bilow maanta Xirfadlay
-
– video
69 likes 2 comments 3 shares 6 saves
4 Koorso oo Cusub ayaan kusoo kordhinnay Xirfadlay | After Effects, YouTube, Facebook & Dropshipping
-
– video
205 likes 2 comments 5 shares 35 saves
3 Xirfad mid kamid ah haddii aad taqaano fursadaha shaqo adigey ku banaan yihiin. #Xirfadlay #AIAutomation #Productivity #PromptEngineering #ArtificialIntelligence
-
– video
21 likes 0 comments 2 shares 3 saves
Course Cusub: Dropshipping – Shopify, ChatGPT & Social Media Marketing
-
– video
520 likes 4 comments 26 shares 107 saves
Sida AI Uga Dhigi Karto Fikrad Mid La Arki Karo | Real Use Case
-
– video
178 likes 0 comments 4 shares 23 saves
Motion Graphics Course - Ready Now! Couurse link 🔗 Profile #fallow #Xirfadlay #DigitalSkills #SomaliCreators #ContentCreation
-
– video
127 likes 1 comment 10 shares 18 saves
Course Cusub: Motion Graphics Masterclass – Adobe After Effects. Ka bilow Basic, una gudub Intermediate iyo Advanced adigoo baranaya Text Animation, Logo Animation iyo practical projects. Daawo hordhaca koorsada, faahfaahintana ka hel Xirfadlay
-
– video
86 likes 1 comment 2 shares 13 saves
Maxaa Isledahay waku baran karta 2 bilood ee sanadka ka haray? 💁♀️ #fallow #Xirfadlay #DigitalSkills #SomaliCreators #ContentCreation
-
– video
59 likes 0 comments 2 shares 1 save
Qaladkan Iska Ilaali Haddii Aad YouTube Lacag Ka Samayn Rabto! Bilow maanta! Ka baro YouTube Monetization Xirfadlay Academy, kana shaqee dhisidda channel leh qorshe iyo content tayo leh. COURSE LINK 🔗 PROFILE #YouTubeMonetization #YouTubeSomali #YouTubeCreators #ContentCreation #YouTubeTips
-
– video
11 likes 0 comments 0 shares 0 saves
Mar kasta oo aad shaki galiso awoodaha AI-ga ama Robots-yada waxaad la kulmaysaa dharbaaxasho ka xanuun kulul tii hore. Bal u fiirso Robot-kan lagu magacaabo "Unitree G1", ee u qaabka-eg biniaamadka sida uu wax yeelayo, isagoo adduunkii kaga yaabsaday awoodiisa darawalnimo, wax ka yar ilbiriqsiyo…
-
– video
12 likes 1 comment 1 share 1 save
Xirfad cusub baro, fursado cusubna abuur! 🚀 Xirfadlay waxaad ku baran kartaa skills kala duwan oo Af-Soomaali laguugu sharxayo. Maanta bilow.
-
– video
79 likes 0 comments 2 shares 8 saves
Ha sugin 2027 — Barashada maanta bilow! Waqtiga ugu habboon ee aad wax baran lahayd waa hadda! ⏳ 2027 waa soo dhowdahay—ha sii sugin. Xirfadlay ka baro xirfado kala duwan, adigoo wax ku baranaya afkaaga hooyo.
-
– video
26 likes 2 comments 0 shares 5 saves
3 Qalad oo Aad Iska Ilaalineyso Haddii Aad Facebook Lacag Ka Samayn Rabto! Course Link 🔗 Profile #XirfadlayAcademy #video #facebook #somalitiktok12 #fyp
-
– video
21 likes 1 comment 1 share 3 saves
Course Cusub: Baro Sida Facebook Lacag Looga Sameeyo – Facebook Monetization. Baro sida Facebook lacag looga sameeyo videos. Faham shuruudaha Facebook Monetization, abuurista Page, soo gelinta muuqaalada iyo talooyin muhiim ah.
Showing 28 of 654 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
xirfadlay TikTok stats
xirfadlay (@xirfadlay1) has 9,551 TikTok followers as of . That is about 9.6K followers.
- Followers
- 9,551
- Likes
- 74,946
- Videos
- 654
- Likes per video
- 115
- Average video length
- 2:42
- Median per post
- 625 views · 56 likes · 1 comment · 2 shares · 6 saves
- Average engagement per view - follower
- 11.3% - 0.01
- Average views per follower
- 0.27
- Most viewed recent posts
- “Ninkii ahaa Jensen Huang, ahna aasaasihii aasaasay…” · 44.8K views ·
- “Sida AI Uga Dhigi Karto Fikrad Mid La Arki Karo | Real Use…” · 4.1K views · 520 likes · 4 comments ·
- “Mararka qaar qofku wuxuu joogi karaa tuulo ama baadiye…” · 1.5K views ·
- Pinned posts
- 3, with 9.2K, 1.2K and 581 views
- Last post
- (less than a day before this check)
- Posting rate
- about 8.8 posts a week
- TikTok content labels
- Comedy (1 of 3 posts), Performance (1 of 3 posts)
- Post types
- 22 videos, 6 photo posts
- Hashtags used most
- #Xirfadlay (7), #ContentCreation (5), #DigitalSkills (4), #SomaliCreators (4), #fallow (3)
xirfadlay follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About xirfadlay
Account created