Tabaarak ICT Solutions (@tabaarakict)
- Followers
- 9K followers
- Following
- 0 following
- Likes
- 77.2K
- Videos
- 285
- Avg length
- 1:24
The Leading ICT Company and ISO Certified in Somalia.
Latest videos by Tabaarak ICT Solutions
-
– video Pinned
Maxaa idiin soo kordhinay ? #TabaarakICTSolutions #DalmarPOS #ku_fududdee_ganacsigaaga_dalmarpos
-
– video
98 likes 5 comments 29 shares 5 saves
Madaxa Qaybta Tayada (Quality) ee Shirkadda Tabaarak ICT Solutions, Ahmed Abdi Salad, ayaa BBC-da uga warramay guusha ay shirkaddu ka gaartay Abaalmarinta Tayada Heer Goboleedka Bariga Afrika (East African Community Regional Quality Awards 2026), isagoo sharaxay dadaalladii iyo habraacyadii tayada…
-
– video
45 likes 1 comment 4 shares 1 save
HIGHLIGHTS | EAC REGIONAL QUALITY AWARDS 2026 Qaar ka mid ah daqiiqadihii xalay xasuusta quruxda badan reebay ee guushii @tabaarakict ay ku gaartay magaalada Kigali, Rwanda, kaddib markii ay ku guuleysatay abaalmarinta Service of the Year 2026, iyadoo Soomaaliya ku matalaysay tartanka heer…
-
– photo post
Photo post
ee Heer Goboleedka Bariga Afrika 2026. 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 – 𝟑 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟔 Shirkadda Tabaarak ICT Solutions, oo Soomaaliya ku matalaysay tartanka 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐓𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚, ayaa ku guuleysatay abaalmarinta Service of the Year ee tartanka EAC Regional Quality Awards 2026…
-
– video
30 likes 0 comments 0 shares 2 saves
Tabaarak ICT Solutions iyo Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed, oo hoos imaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa maanta, 1-da November 2026, si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga u dhexeeya hay’adaha tacliinta sare iyo shirkadaha gaarka…
-
– video
208 likes 2 comments 10 shares 16 saves
Tabaarak ICT Solutions iyo Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed, oo hoos imaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa maanta, 1-da November 2026, si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga u dhexeeya hay’adaha tacliinta sare iyo shirkadaha gaarka…
-
– video
61 likes 0 comments 2 shares 4 saves
🎁 Day 2 at Expo 2026! 🚀 Somali Technology Expo #tabaarakict #expo2026 #day2
-
– video
34 likes 0 comments 0 shares 0 saves
Nagu soo booqo booth-keena bandhigga @somtechexpo, si aad wax badan uga ogaato adeegyada iyo xalalka tiknoolajiyadeed ee Tabaarak ICT Solutions. ---https://tabaarakict.com/ #TabaarakICT #Tikitsom #SomTechExpo
-
– video
64 likes 0 comments 4 shares 3 saves
Tabaarak ICT ayaa soo gabagabeysay tababarka Cloud Computing and AWS Architecture Fundamentals, kaas oo loogu talagalay ardayda jaamacadaha si ay u xoojiyaan aqoontooda ku saabsan tiknoolajiyadda Cloud Computing iyo dhismaha nidaamyada AWS. Tababarku wuxuu ka qaybgalayaasha siinayay fursad ay ku…
-
– video
28 likes 0 comments 0 shares 2 saves
SOMALIA – UGANDA JPC MID-TERM REVIEW, BUSINESS FORUM & JOINT EXHIBITION #TabaarakICT #Somalia #Uganda
-
– photo post
Photo post
Goormaa kuugu dambeysay in jimcooyinka aad booqato ehelkaaga? --- tabaarakict.com #tabaarakict #jimcowngsn
-
– video
36 likes 0 comments 0 shares 3 saves
Yaxye Sheekh Maxamed oo ah agaasimaha xariirka bulshada ee Jaamacadda Imamu shaafici oo nagu soo booqday bootkeena ayaa nala wadaagay aragtisiisa shirka iyo Tabaarak ICT. #TabaarakICT #HealthSystems #Daryeel_Clinic_Software #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26 #GuulSoomaaliyeed
-
– video
67 likes 0 comments 0 shares 1 save
Maxamed Shardiid oo ah agaasimaha xariirka bulshada ee Asal TV oo nagu soo booqday bootkeena ayaa nala wadaagay aragtisiisa shirka iyo Tabaarak ICT. --- tabaarakict.com #TabaarakICT #HealthSystems #Daryeel_Clinic_Software #CaafimaadkaSoomaaliya #BGS26
-
– video
49 likes 1 comment 1 share 1 save
Hiigsiga Soomaaliya caafimaad qabta waxaa qayb ka ahaa in la helo xalal Tiknoolajiyadeed oo casri ah. Nagu soo booqo bootkeedna si aad wax badan uga ogaato adeegyadeena caafimaadka la xariira. --- tabaarakict.com #TabaarakICT #healthsystems #daryeel_clinic_software #caafimaadkasoomaaliya #BGS26
-
67 likes 0 comments 0 shares 3 saves
-
– video
71 likes 1 comment 16 shares 1 save
Tabaarak ICT Solutions oo ku guuleysatay Abaalmarinta Tayada Qaranka 2026, una gudubtay tartanka Abaalmarinta Tayada Gobolka Bariga Afrika. Guushan muhiimka ah waxay ka tarjumaysaa dadaalka, tayada iyo ka go’naanshaha Tabaarak ICT ee horumarinta adeegyada tiknoolajiyadda iyo bixinta xalal lagu…
-
– video
40 likes 0 comments 0 shares 4 saves
Axmed Xasan Maxamed Balack, Agaasimaha Ku-xigeenka Machadka Tayada Qaranka, ayaa hambalyo u diray Tabaarak ICT Solutions guusha ay ka gaartay Abaalmarinta Tayada Qaran 2026, isagoo bogaadiyey dadaalka ay shirkaddu ku bixisay tayada iyo adeegyadeeda. #TabaarakICT #NationalAwardWinner…
-
59 likes 0 comments 0 shares 2 saves
-
– video
72 likes 0 comments 0 shares 2 saves
Gabagabadii Banaadir Business Expo 2026 iyo Booqashada Maamulka Gobolka Banaadir ee booth-ka Tabaarak ICT Solutions. #TabaarakICT#expo
-
– video
66 likes 1 comment 13 shares 4 saves
Gabagabadii Banaadir Business Expo 2026. Wuxuu noo ahaa madal qiimo badan oo aan isku baranay macaamiil iyo ganacsato danaynaya xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah. Intii uu bandhiggu socday, waxaan sidoo kale macaamiisheena u samaynay qiimo-dhimis gaar ah, si ay uga faa’iidaystaan adeegyada oo ay…
-
– video
41 likes 1 comment 10 shares 0 saves
Habeenkii 3 aad iyo Bandhiga Banaadir Business Expo 2026. #TabaarakICT #expo
-
– video
56 likes 0 comments 2 shares 2 saves
Nagu soo booqo booth-keena Benaadir Business Expo si aad u hesho qiimadhimista adeegyadeena. #TabaarakICT #expo
-
– video
62 likes 0 comments 2 shares 4 saves
Nagu soo booqo Booth-ka Tabaarak ICT Solutions oo ka faa’iidayso fursaddan. #TabaarakICT #expo #2026
-
– video
127 likes 2 comments 6 shares 7 saves
Tabaarak ICT Solutions waxay joogtaa Banaadir Business Expo, halkaas oo aan kuugu hayno adeegyada loogu talagalay in ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ay ku maareeyaan ganacsigooda. Inta uu bandhiggu socdo, ka faa’iidayso 10% qiimo-dhimis ah oo ku saabsan adeegyada la heli karo. Nagu soo booqo…
-
– video
104 likes 1 comment 8 shares 12 saves
DalmarPOS ayaa xal kuu ah #TabaarakICT #DalmarPOS #adding_values_to_your_business_through_technology
-
795 likes 5 comments 128 shares 133 saves
-
50 likes 0 comments 3 shares 3 saves
-
621 likes 2 comments 34 shares 98 saves
-
31 likes 0 comments 0 shares 2 saves
-
26 likes 0 comments 1 share 0 saves
Showing 30 of 285 videos
Load more videosExplore & export videos
Uses the videos loaded on this page. Load more to include older ones.
Videos by month
Tabaarak ICT Solutions TikTok stats
Tabaarak ICT Solutions (@tabaarakict) has 8,988 TikTok followers as of . That is about 9K followers.
- Followers
- 8,988
- Likes
- 77,230
- Videos
- 285
- Likes per video
- 271
- Average video length
- 1:24
- Median per post
- 432 views · 61 likes · 0 comments · 2 shares · 3 saves
- Average engagement per view - follower
- 13.5% - 0.01
- Average views per follower
- 0.10
- Most viewed recent posts
- A video from · 7.3K views · 795 likes · 5 comments
- A video from · 4K views · 621 likes · 2 comments
- “Tabaarak ICT Solutions iyo Xarunta Garaad Gacmeedka…” · 1.5K views · 208 likes · 2 comments ·
- Pinned posts
- 1, with 6.8K views
- Last post
- (3 days before this check)
- Posting rate
- about 4 posts a week
- Post types
- 28 videos, 2 photo posts
- Hashtags used most
- #TabaarakICT (27), #YouthEmpowerment (6), #expo (6), #NationalAwardWinner (5), #QualityControl (5)
Tabaarak ICT Solutions follower history
Followers on the left axis, likes on the right. Recording started on ; each day this profile is refreshed adds a point. How the follower history is recorded
About Tabaarak ICT Solutions
Account created